Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Deg Deg: Gadabuursi Dhulkana Ku Murmi Mayno Hargaysana Noo Dhex Wareegi Maayaan- Ninaad Musharaharkiisa Bixiso Oo Adiga Casimadada Usoo Shaqatagay Hadana Ku Arbushaya Waa Ayaan Daro ( Dhagayso Hanjabaadii Beesha Habar Awal U Jeedisay Gadabuursi).

Hargaysa(Allssc): Salaadiin Cuqaal Iyo Waxgarad u dhasahy Beesha Habar Awal -Isaaq ayaa Maanta hanjabaad cir iyo dhul u diray Beesha Samaroon. Sidoo kale waxa ay Habar Awal Daaha ka rogtay Qabyaalad Qaawan oo hore loogu qarin jiray Beesha Samaroon midaas oo maanta Daha looga fayday.

Sidoo kale Beeshan Habar Awal oo Shir Jaraa’id kuq abatay Magaalada Hargasya ku hanjabay in aysan Gadabuursi aysan dhulkana ku murmayn Hargaysana aysan Samaroon ku nabad galayn. Sidoo kale Beeshan Isaaq Habar Awal waxa ay ku tilmaameen in Beesha Samaroon ay siiyaan Mushahar hargaysana ku shaqaalaysiiyeen.

Dhinaca kale waxa Habeenimadii xalay badalaa Jawiga magaalda Hargaysa waxana gooni isu ururiyay Beeasha Samaroon iyaga oo wal wal ka qaba in Dhacdadan ay Odayaasha Beesha Isaaq ka dhawaajiyeen raad ku yeelato Bulshadooda ku sugan magaalada Hargaysa.

Lama garanayo dhacdadan halka ay sal dhigan doonto balse waa khilaaf gaamuray oo malinba malinta ka danbaysa sii galaya xalad Mugdi ah.

 

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Halkan Ka Dhagayso

 

Ku Dhagayso Mobile Kaga

Ku Dhagayso Mobile Kaaga

Amina Waris Allssc Hargaysa Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=41925

Posted by on Sep 25 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Deg Deg: Gadabuursi Dhulkana Ku Murmi Mayno Hargaysana Noo Dhex Wareegi Maayaan- Ninaad Musharaharkiisa Bixiso Oo Adiga Casimadada Usoo Shaqatagay Hadana Ku Arbushaya Waa Ayaan Daro ( Dhagayso Hanjabaadii Beesha Habar Awal U Jeedisay Gadabuursi).”

  1. DHeere power

    Gudabiirsi adiga oo hubka iyo ragaba hoda ah oo buuxa
    in horin kula mid ah hanjabaad ku dirtaa hal yaab badane.

    Dadku marka lagu soo gardarodo oo la dulmiyo inay isdifacan waa xaq
    Gudabiirsi waxaa la ogaa gumaadkii 1991 ay ku sameyen jabhadii dooxatada snm,waxaa kalo la ogaa dhacdadii foosha xumayd Ceelbardale dadkii socdaalka ahaa jidka lagu gowrcay aqoonyahan iyo ganacsato
    waxaa kalo la ogaa arintii Seemaal xasuuqii snm u geysatey dadkii xoolo dhaqatada ahaa iyago hurda la gaaday !
    Bal aan aragno sida ay u aarsadan Gudabiirsi ama in la saaro heeryo gumaysi.

Qormadaada

Photo Gallery