Deeq Lacageed Oo Lasoo Gaadh Siiyay Masjidka Alrowda Ee Laga Dhisayo Magaalada Buuhoodle {Full Vedio}
Buuhoodle(Allssc)Masjidka alrowda ee magaalada buuhoodle laga dhisayo oo deeq lacageed lasoo gaadh siiyay,deeq daas oo dhamayd 1270$ dollar kana timi gabdh ka soo jeeda gobolka cayn oo lagu magacaabo Hinda Cawaale Mire oo joogta wadanka Ustarelia.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0014154491111
Office Buuhoodle G/Cayn.
Short URL: http://allssc.com/?p=39536












