Dagaal Xoogan Oo Ka Qarxay Deegaanka Janaay Cabdlle ee Duleedka Magaalada Kismaayo
Waxaa saacado ka hor ka qarxay duleedka magaalada kismaayo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada ,kuwa Raaskanbooni iyo Ciidamada Kenya oo wada jira.
Dagaalka ayaa ah mid aad u culus wararka aan ka heleyno Deegaanka Janaay Cabdalle waxa ay sheegayaan in Dagaalka goordhaw qaadeen Dagaalyahanada Al-Shabaab oo maalmahan isku uruursanayay Magaalada Kismaayo.
Dagaalna ayaa waxaa uu yahay mid marba marka ka danbaysay sii xoogaysanay wallow aan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhacay dhanka kale ayaa wxaaa la sheegaya in ciidamada huwanta ah in ay gacan sareeyaan meelo badana laga soo weerarary kooxa ha shabaab
Wixii war ah ee ka soo kordhaa allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=41805












