Culumada Reer Borama Oo Ku Hanjabay Hadii SNM Joojin Weydo Xabaalo Qufida In Ay Soo Bandhigi Doonaan Xasuuqii 1991 Jabhada SNM U Gaysatay Shacabka Reer Borama ( Dhagayso Oo Maqal).
Borama(Allssc): Kadib markii dhowaan Beelaha SNM ay soo bandhigeen Xabaalo ay ku sheegeen inay ka danbeeyeen dad ay igau markaa rabeen inay ku cabsi galiyaan kuna fushadaan dano gaar ah. Culumada reer Borama oo ku dhawaaqay Cod dheer ayaa sheegay in hadii Jabahda SNM aysan joojin Xabaalo qufida inay soo bandhigi doonaan bisha 2aad ee Sanadkan foda inagu soo haya wixii Jabhada SNM ay kagayteen magaalada Borama 1991 kii.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Ka Daawo
Ku Dhagayso Mobile kaaga
Allssc News Borama Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42314












