Comments on: Col: Barre Hiiraale Oo Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho

By: Ali 24
Adeer Barre Hiraale waa nin u qalma in loo dhiibo ciidamada jubbooyinka si looga ilaaliyo faragelin Faroole

By: xaq cadeeye
imaatinka bare wuxuu saansaan u yahay bilowga is barbaryaaca lagu doonayo in taliye guud loo magacaabo jubooyinka in kasta oo ay tahay figrad fiican hadana waxaa haboo in ciidamadu isu gartaan cida ku haboon  in ay bare tahay iyo in kale si aan khilaaf u dhex gelin ciidamada dowlada iyo kuwa kale ee maleeshiyooyinka ah.

barena waxaad moodaa in uu degdegayo kana hor dhacayo xoraynta kismaayo sidaasi darteed waxaa haboon in aan cidna la magacaabin laguna xoreeyo kismaayo sida ay xaaladu tahay.

xorayn kadibna wixii dawladu u magacaabaysaa waa wax aan dhibi ku jirin hiiraale waa in uu dib ugu noqdaa furintii soona dhamays tiraa shaqadii uu hayey.

mustaqbalkana uu ku sugaa jubooyinka halkaas ayaa lagaga warhaynayaa.

thank you.