Codayntii Madaxweynaha OO Wareegii labaad Uu Bilaabmay Iyo 22 Musharax Oo U Fadhida Xilka Madaxweynanimo
Waxaa bilaawday codeynta musharaxiinta u tartameysa xilka madaxweynaha Jamhuuriayadda Federaalka Soomaaaliya waxaana dhamaan la eegay sanaadiiqda lagu codeynayo si loo hubiyo in aana waxba ay ku jirin.
Munaasabada loogu codeynayo Madaxweyne cusub oo ay yeelato Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay haatan si toos ah uga socotaa xarunta Iskuul Boliisiya waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka socoto beesha caalamka Safiiro ka socodo Wadamada safaaradaha ku leh Soomaaliya Xildhibaano Ambaassadoor Mihiige iyo marti sharaf kale.
Waxaana musharxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha ay yihiin 22 Musharax oo kala ah.
- Maxamed Axmed Saalax
- Salaad Cali Jeele
- Ibraahim Cali Xuseen
- Saciid Ciise Maxamuud
- Cismaan Maxamed Gacal
- Maxamed C/laahi Oomaar
- Maxamed C/Weli sheikh Yuusuf
- Maslax Maxamed Siyaad
9 Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
10 C/raxmaan Baadiyoow
11 C/waaxid Cilmi Goonjeex
12 C/laahi Axmed Cadoow
13. C/weli Maxamed Cali Gaas
14 Maxamed C/laahi Farmaajo
15. Axmed Ismaaciil Samatar
16. Xasan Sheekh Maxamuud
17. Shariif Sheekh Axmed
18. Yuusuf Garaad Cumar
19. Cumar Salaad Cilmi
20. C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
21 Xaaji Maxamed Yaasiin
22 C/qaadir Cosoble
Short URL: http://allssc.com/?p=40506












