Codadka Hogaamiyayaasha SSDF (Puntland) Shaley Ay Heleen Xagay Ka Yimaadeen? (Maqaal)
Ilaahey bey mahadi u sugnaatey, nabigiisiina nabadgelyo iyo naxariisina korkiisa ha ahaato.
Shaley doorashadii ka dhacday magaalada muqdisho ninkii u matalayey maamulka SSDF (Puntland) wuxuu ka heley codad gaarayey 30 cod.
Hadaba waxaa isweydiin leh codadkaasu xagey ka yimaadeen?.
sida la wada ogaa maamulka SSDF (Puntland) Mahiiga wuxuu u ogolaadey iney labo nin saxiixayaasha roadmapka ku yeeshaan, min 7 xubnood oo gudiga kalasaarka xildhibaanada cusub ayey sidaa ku yeesheen, saaseyna gudigii ku galeen 14 xubnood oo ka tirsan maamulka SSDF (Puntland).
Isla markiiba si qorshahoodii ku dhisnaa khiyaanada iyo dadkale waxood boob waxay taxaaluf kula jireen ninkii soomaali Alle uga raaxeeyey ee Shariif Sakiin siadaaseyna aqlabiyad ah 21 nin oo isku dhinaca ku noqdeen, kadibna waxaa ay guda galeen sidii qorshahoodii ay u fulin lahaayeen, kaasoo ahaa in beelihii 12 sano kahor ku mideysnaa maamulkii ay la wareegeen keligood ee Puntland, iney iyagu gacmahooda ugu qoraan beelahaa dad siyaasadooda guracan hoos fadhiya oon maraba maya odhan karin, ayna ka hor istaagaan dhamaan qof kasta ooy raganimo iyo inuu cadka beehsiina la xornoqdo u doodaya uusan baarlamaanka u soo gelin beesha uu magaceeda wato.
Taasi waxey keentey iney gacanta ku dhigaan 13 xildhibaan oon beeshooda ahayn oo iyagu gacmahooda kusoo qoraan kuwaas oo laga xoogey beelaha kala ah:
Dhulbahante: 3 xildhibaan
Warsangeli: shantey xaqa u lahaayeenba waa la wareegeen (Meeye siyaasiyiintii warsangeli ee ruugcadaaga ahaa sida Caasha Cabdale iyo Cawad Casharo waa u diideen).
Leelkase: 3 xildhibaan
Carabsaalax: halkii ay heysteenba.
Dashiishe : halkii ay heysteenba.
Tiradaasu waxey isku noqoneysaa 13 xildhibaan, ku 12 koodii = 25 Xildhibaan.
Shanta xildhibaan ee kale waa beesha Ogaadeen oo ay ka dhaadhaciyeen sidan: ”noogu shuba anaga, markaa raysalwasaaraanu ku bedeleyneynaa codadkeena, markaanu jagada qadanana waxaanu idiin kale shaqeyneynaa sidii maamul goboleedka laga dhisi doono jubooyinka aad nadaxweyne uga noqon laheydeen beesha Sadana (Mareexaan) meesha uga ssari laheyn”, waxeyna u muuqataa in xildhibaanadii beesha ugaadeen 5 ka mid ihi ay arintaa iska riyada ama khiyaaliga ah run moodeen ooy fuliyeen arintii.
sidaas ayuu maamulka SSDF (Puntland) wuxuu ku heley 25+5=30 xildhibaan.
Saad arkeyseen ama tv-yada ka daawaneyseen shalay ninkii ugu horeeyey ee sida hambalnimada ah ugu soo boodey ee salamay wuxuu ahaa musharixii maaulka SSDF (Puntlan) Ina Gaas.
Ninkii ugu horeeyey ee xalay bbc-da habeen bahdkii laanta afka soomaaliga wacey ee galkacaylka iyo ilmo yaxaaskaaan jirina u daadinayey madaxweynaha cusub wuxuu ahaa horjoogaha Maamulka SSDF (Puntlan) duq Faroole.
Hadaba nimankii shalay markay isku haleynayeen codadka xildhibaanada shariif sakiin beesha Hawiye sida jamaca ah uga aflagaadeynayey idaacada BBC-da akhristoow isweydii waxa maanta durba dhulka ay isu seexinayso.
Hogaamiyayaasha SSDF (Puntland) ayaa sida lawada ogyahay ilaa weligood shacabka soomaaliyeed lugooyo iyo burburin la dhex socdey ilaa xileygey xeebta Gobolka Bari dhabarkooda kaga soo dejiyeen gumeystihii talyaaniniga, ooy hadana ku xejiyeen iney amxaaro inta u galaan lasoo dagaal galeen oo dawladii soomaaliyeed ku burburiyeen, iyagoo leh ninkani waa mareexaan waayo cidkale oon anga ahyn uma qalanto iney soomaali maamulkeeda qabato.
Hadana waxey ku xejiyeen tii udarey markUU hogaamiyihii SSDF C/Laahi Yuusuf inta Amxaaro ku saacidey in Shirkii kenya ay ku soo saarto uu amxaaro ciidamadeedii soo geliyey gurigii madaxtooyada soomaaliyeed ee caasimada Muqdisho.
Bal hadaba waxaynu dhowraa talaabooyinka gurucan ee wax duminta iyo qabyaalda foosha xun ku saleysan ee ay shacabka soomaaliyeed kula kici doonaa.
Axmed Maxamed
London
ahmed55@live.com
Short URL: http://allssc.com/?p=40668













marka hore inta aydaan caytamin waxaad tilmaantaa dharwka garab ee siciid harti u kalajabay kaad tihiin makuwa uqada doonta garowe? makuwa u qada doonta hargaysa makuwa ku fashilmay khatumo mise kuwa shariif wagaan qadadoda ka dhacsanayey malmihii la soodhafayna u durbaan garacayey
adiga uu hungurigi saas kuu kala qaybiyey ayaan xaqaga donayaaye waxaa aad ku hadashaana waa iska boohin ee bal ii seexo walale by
mida kale sual ayaan qabaaye watii aad dadka puntland lugaha ku dhagteene xagee wax ku furteen ma faramajo ayaad soo saarteen bal codadkini iyo wixii aad ku fanayseen meye horta idin mee ?
Asc walaal ilaahay ha ku caafiyo nin jiran baad u eg tahay maqaaalkaaga waa akhriyey walaahy inaad cabanayso inaad calaacalayso ,habar inuu ku jiel wan fahmi waayey , su’aashqan is weydiiyey waxaa weeye ninkaa n maqaalkan qoray wa xii faroole hawiye ku yiri shalay hadayba jirto isaga hawiye ma afhayeen bay u yahay. Mida kale xildhibanad warsangali ma silaanyo buu la ranay inay codsiyaan hadaanay mj siin. Reer ba’oow yaa ku leh Sh. Kismayo
kkkkkkkkk walahi waa yaab,nimanki aan tolka ahayn ee siciid qandhicileey baroor iyo calaacal ayeey bilaabeen,cidbay wax ka sheegayaan lkn waxa yaab leh beenta qayaxan ee ay soo qorayaan,war reer qandhicileeyow wax barta sidani saxaafad maahee,mida kale cida necebtihiin iyo kuwa jeceshihiinba waa la ogyahay ee wax iskula hara oo sidan oo dhan ha isu ceebaynina,mida kale majeerteen iyo ugaadeen ilaahba madaxdi daarood ka dhigay hadaad farmaajo soo raacdo iyo hadaad habarti caliyo kh galaydh ahayd soo buunbuunisaan runtaa idinn sheegaya waxa puntland rabto ayaa soconaya,waxanse la yaabay dhulbahante ma habarti idoor ee qandhicilka badnaydbaa duwatay oo sidan oo dhan u dhalan rogtay,waa hubaa kuwaas dhashii harti maaha waa barax la hubo,gunyahay waxaa cad in cidi madaxa idin ka qaraacda uun aad caabudaan oo aad kabaha u qaadaan sida idoorka 200boqol oo sano idin rifayey,uf war taaha yaraysta no calaacal ilaayn idinka cid wax idin waydiinaysa ma jirtee awalba asal madoorshe ayaa ahayd,caku ilma qandhicileeeeey
@majeerteen. horta nin rag ah oo qandhicil ka hadla waa ii kow ama ku caytama hadaba su’aashu waxa weeyi qindhicilkan baas ma isagu galay ma xaafada hablohooda ayuu ku arkay ? kolay bahalkaasi dhib badan ayuu ku gaystay ee waa in laga daaweeyaa kkkkk mida kale dhulbahante iyo somaliland way heshiisay waana walaalo waana isku wadan ee xumaanta iyo munaafaqada kala dhex bax .
Majeerteen iyo Somali waanu is barnay, maanta lama joogo waqtigii uu faroole oran jirey waxaan nala soo marsiin socon maayaan kkkkkkkkkk Khaatumo Allah ha dhawro, Majeerteen maalin dhow Somali oo dhami meel bay uga soo wada jeesanaysaa, Garoowe iyo Boosaaso meeshay doonaan ha la aadaan, ileen Gaalkacayo Habar Gidir baa lehe.
Khaatumo ha noolaato!!
TO. ninka la baxay wiil mudug marka hore waxaan kuu sheegayaa Reer khaatumo waligood waxay ahaayeen dad isku kalsoon oo illaa waqtigii taleex ilaa hadda ah dad leh ixtiraam iyo maamuus iyo qadarin.
waa la yaqaan cid kastana way taqaan REER Khaatumo inay yihiin dad wanaagsan oo leh meel loogu soo hagaago oo go,aan leh oo wanaagsan.
waa dad aan aqoon qayaano iyo wax is daba marin.
waa ururiyaha ummada soomaaliyeed ,khaatumo waa dad fiiriya ilaahay .
Faroole ama SSDF waxay aad ugu neceb yihiin reer Khaatumo iyo Mareexaan waxaasuna waa quuri waa uu u diidaayo raganimadooda iyo waxay kasbanayaan waligoodna way kala ilaaliyaan labadaas inay is raacaan,
sababtoo ah Khaatumo iyo Mareexaan waa dad karti badan oo jecel soomaalinimada iyo in ummad kasta la qadariyo sidii illaahay yiri.
SSDF waxay kala geeyeen ama kala fogeeyeen beelaha daarood ayagoo fiirinahaya danahooda ku dhisan qabyaalada..
waxaan ku soo gabagabaynayaa adinka umbaa is ceebeeyey dad waxba uma dhimaysaan Khaatumana waa soomaali waa dad isku kalsoon oo is jecel ,Khaatummo waa dad iyo dal wada jira illaahayna nabad ha yeelo wixii dhib wadana illaahay haka illaaliyo.
Waxaan salaamayaa ninka qaaliga ah ee soo qoray maqaalkaan qaayaha badan .
horta ogaadeen waa kuwaad dadkooda u dhiibteen ethopianka ee aad marna lahaydeen waxbaanu isku nahay marna waa argagixiso ,
xitaa waxaa la sheegay intaad soo jaajuustaan kuwo gobolkale jooga inaad tiraahdaan waxaa dhiibay dadkii gobolkaas iska leh oo degenaa.
hadde adinkaa jeejuusay oo soo tilmaamay markaas ayaad dadkale ku eedaysaan saad ethopia isaga gadaan ama ethopia wax uga heshaan.
Ogaadeen wuu idin ogaan inaad markaad dan leedihiin inaad leedihiin anagaa wax isku ah marka aad dantiina heshaana aad geynaysaan meel la og yahay.
kan labaxay majeeerten habartii idindhashay ay naxadinta ugu dhimatay bad adna ug dhmanasasn ama qandhicilye dheeh ama waxad rabto ku sheeg watii qandhiciilay ku hooyo tirtay ana intan nolahay huq baad ku noolan khaatumo vvkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
faroole aduunka oo dhan waa laga nacay somali oodhan uf bay yiraahdee mj nacaybka loo qaaday faroole ayaa ugu wacan saa odayaashoodii iyo wax garadkoodii wax waa usheegi waayeen farooleb aduu abdo abdadee lee yahay raascasayr iyo galgala diyaarado maafiyo leedahay uma soo kiraysteen marka mj teen waa dad nasab ahmana wada xuma eefaroole ayaa qurmiyey somali ayaa waxaa aytiraa basal baa basalo qurmisa marka faroole iska qabta aduunka yuusan idinka saarine
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war nimkii mj maxaa calalka baxayaa maanta wale hooray baa loo sheegay oo darood aan dhulos ku jirin waligiis meel maa gadhin ananaa ,maanta taas waan ka tashan inaan dabada ka wadno mj iyo dad hooyadod masayir dilay mida kale reer khaatum siyasadii xamar waa ku guleyisten mar hadii laa doortay xasan shiik maxamud oo ah ninkay ahayen sxbka cali khalif oo ka mid ah ragiii soo saray oo codkii sxbadii ugu shubay marka ama waxaa soo baxayaa farmaajo amaa cali khalif mj iyo boowe waa uu dhamatay haa iska hadlen oo mara haa dheehen waa go aynaa mara haa dhehen waa uu habaleynayna dowlada cusub ninkale oo darooda lagama haayo maanta ohin oo an ahyin mj daroodna waa cebeyen mj waayo wali lamaa arag nin darood ismacil ah oo habeenkina af ku hadla maalintina af ku hadla marka reer khaatumo wacan ka codsanaya inaysan uu jawabin dadka naftu hayso ee ku soo washay wabseda ssc waxa laga qoro kkkkkkk markay ini soo boqdan nimka biiya siya waa tolken oo xamar lagu soo karbashaye kkkkkkk
Ninka qoray. Maqaaalkaan waxa haya. Ciil. Iyo cuqdad. Oo. Ah. ,Majeerteen. Waxuu. Helay maxa an u heli wayay. Laakiin xukunka,iyo malka ilaahbaa bixiya. Laakiin. Kaftan ka maanta Waa kaa xiran Yahay Hadii Abadan maangaab ahayn. Hawiye maxaa ka galay. Waxaa clays kugu filnaa habraha Iidoor. Ee hadana am huutuuga baad. Ku darsatay walee siuun baad u walantihiin manta xamar,hargaysa. Dan kuma ahan. Ee xoraynta laaska Ayaa kaga muhiimsan.
Werisey inaadeer inkastood gabadh tahay oo ayba suurto gal tahay inaad saaka quraac noo samaysay haddana reerka keliya ee Soomaali xaasidnimo lagu bartay oo isu haysta inuu cid walba wax dheer yahay markay runi run geydana aan caday kala jabin karin waa Dhabayaco cid kastaana waa ogtahay. Adiga laftaadu waad ogtahaye caadifad iyo fiqi tolkii kama janna tago ayaa ku haysa
Hawiye. Iyo. Dhuloos. Isku degan am ahan. Ee. Afhayeen maxaa kaga dhigay.
HHHHH War nimankii Dhabayaco maxa haysta Walle Somali intaad ku jirtaan Cancer ayad tihiin faaido aad le dihiina maleh
Adeer dadkii waa is bartay ee cabadka joojiya hadii aan maqaalka mesha ku qoran aydan u bogin dofarti in dhashay wase kuwana galla war ileen waxan oo kale bal iyago Amxaaro ah ayay dadk dhalad ah wax ka shegayan adeer Webseydkayga in Dhabayo lagu haayo anaaga ku tageesan wasakh xun weye hadii la cayo kuwa iyaga dhikar qadayaa runta lagu cadeyo hhhhhhhhhhhhhhh
hadaan dhuuxi aabihiin habari dhaan dhaamin
Amase hooyadiin dhaga adkeeyn nama dhisigteene
Isku dhiig in aa nahay waxbaa noogu kiin dhiman dhuun hante.
Wax aan idin dhoho ma aqaane iska noolaada oo cuqdad ku noolaada dhuunihante nin walaalkiis ka weeyn wanaag uu ka waayay cidkale ka heli meyso mj wanaaga uu idinka waayay mr idiinkama fadhiyo soomaalidu wexeey ku maah maahdaa ( nin marqaati beenaale aad u furtay kuguna dan gaar in aad qoor iyo xera laawe tahayna kugu og.kkkkkkkk
@Qardhaawi
Hal mar baan khaldamay oo waa markii aan is idhi war sankaagoo qudhmay la iskama gooyee bal kuwan ilaah baa idin xejiyaye astura waan markii aan Puntland dhisay. Khaldkaasi dib danbe usoo noqon maayee faraskiinu ha idin qaado, haddii aad dhabanaano u jeel qabtaana illee jug macaystaad tihine Sacad baa idiinku filan, anaga kollay na eersan maysaan
meel uu shalay maray oo midh kaga hadhin meehanaabaay
dhabayaco wixii ay noo wareerineysey ee ay la waalwaalaneysey hdeee ma waxay noqotay xoogaagii ay khaatumo ka dhacday iyo inteedii xagee lala aadayaa xoolo tuuga ah ma wax la soo boobay ama la soo xadaybaa la rabaa in ummada soomaaliyeed madaxweyne loogu noqdo belaayo nimaan arkin baa ka sheekeeya.
koley cashar ugu filan dhabayaco in aan soomaaliyi rabina arke waxaase hubaal ah in aysan waxba ku qaadanahayn waayo waa bisad oo waxaad arkaysaa iyaga oo madaxweynaha cusub ku leh hadee hadii aan nala siin R/wasaaraha hadee waan goosanaynaa.
su’aasha is wediinta leh ayaa waxay tahay maxay goosanayaan garoowe waxaa inteeda badan leh dhulbahante oo waa la ogyahay,
gaalkacayona waa magaalo madaxda Gal mudug,
barina harti oodhan baa wada lehe waa xagee meesha la goynayaa mida labaad miyaaney ogeyn dhabayacadu in dalku yahay dal soomaaliyeed oo hadii ay luuqadooda hagaajin waayaan cagta la marin doono oo weliba haaheey.
iyo wax yaalo kale,
waxaan ku talin lahaa hadaba dhabayacooy bal mar qudha intaad runta isu sheegtaan naswta anagana madaxaas uun nooga baxa hadaanu nahay soomaalida xalaasha ah waxaad nagu noqoteen hargab iyo daaf e.
inaa lilaahu wa inaa ileyhi raajicuun.
qardhaawi
iska hadloow ina igarre meesha hadalka jilicsan iyo calaacal.com kala tag kuye walaal wayn yes walaal wayn oo hooyadii masayr ugu dhimatay maxaan u dhashay cajiib taariikhdaas ha xasuusan waata kula hadhaye adaa dhuloos colaad ugu yeedhaye xejiso adeer intaad xeerkii jebisay hada ha xundhuq xundhuqlayn
siyaasadu waa wax caalamka ka jira oo in uu siyaasigu meesha uu danbidayo u kaanbayn gareeyo laakiin anigu waxaan aad uga yaabaa mararka qaarkood indha adayga majeerteen oo ay ka siman yihiin aqoon yahan, culumo , reer miyi , mid waalan, iyo haweenkooduba. ma arkin qof wax xaqiiq ah oo uu arko indhaha ka qarsada alla qosol badanaa kuwaas markaan qof kamida kaftanaba qosolbaan udhintaa wlhy hada midbaa wuxuu igula doodayaa anagaa soo saarnay xasan shiikh oo codadkayagii buu kusoo baxay lkkkkkkkk war miyeysan afkooda iyo dhegohoodu inaba is maqlayn, tan kale ugaadeen haysku dhererina ugaadeen waa daarood biyuur ah oo iyaguna wax loo ogoloaan doono iyaguna walaalohood wax u quura laakiin quduuca kaligiui raba inuu wax kasta helo waa layaqaan kkkk majeerteena daarood buu wax ku ahaa ee bal maantaa daarood dhigaye meel hayska soo saaro majeerteen durba wataa loo dhacay guul darooyin koodiiye waxaanse aad ula yaabay ina gaas oo sugi waayey inta doorashadu si wacan u dhamaanayso oo markiiba sii lax ciin daaqday madax weynihyii salaan jilicsan kula soo orday kkkkkkkkkkkkkk.
Marka hore dhaman wan idin salamaya.
Marka xigta dhulbahantow hadad caqli isku dhaantan iyo hadii kalaba wanaag aan idiinka rabnay xatta dumarkiina heesi jirey ayaan wax u sheegnay oo saado iyadoo calanka puntland wadata ayey ino codeysay.
Hadad xaabsade iyo xaglatoosiye dan modeen dhulbahantow tolkiin idiinba yaqaaaan.
dhuuni hante wallee waa gun guni dhashay oo 2 kaarlayaal ah oo marna somali land ayaa lacag ku shubata marna puntland maalinba meel ayay u qada doontaan dhamaantood xitaa GARAADADOODA maanta shariif qado u doontay
kkkkkkkkk wiilkii habasguul oo u gabyay wuxuu ku yiri…..
daqiiqado yar bay labada land taar u dirayaane
daartaa iyo daartaa un baan socod la daynayne
doolarkaa bari iyo kaa galbeed oo la isku cuno dullinimo weeyaane
dhulbahante waa dhuuni qaac dhaylo loo qubaayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
waa sidaas oo gumaysigii iidoorna kuu dheeryahay kkkkkkkkkk
Ogaadeen haddaad tahay iyo haddaad uraago tahay midna Ogaadeen laguu qaban maayo. Kolay waxaad u egtahay Dhabayac xun oo bidixda ka laafyoonaya. Dhulbahante wuxuu yahay Soomaali oo dhan baa taqaan adiguna waad ogtahay.