khalkhal soo foodsaaray maleeshiyaadka somaliland kadib maxaabiis la keenay laascaanood(Warbxin
Waxaa habeenimadii xalay lagu arkayay maleeshiyaadkaas oo iskuweer ka haya xabsiga Dhexe Ee magaalada laascaanood kadib marka ay ka baqeen in maxaabiista lala baxo Shalay la keenay Oo lagu Ee daynayay Inay ku lug lahaayeen falaal amaan daro ee inta badan ka dhaca magaalada laascaanood. Saraakiisha Maleeshiyaadka maamulka Siilaanyo ee kusugan magaalada laascaanood Ayaa cabdi Xoogan ay laso daristay tanyo Shalay markii La keenay Maxaabis gaadhaysa 24 qof Oo hore laga qaaday magaalada laascaanood kusaoo loodhaaciyay xabsiyada burco iyo Mandheera Horgalada maamulka hargaysa Ee kusugan magaalada Laascaanood ayaa waxay cabsi kaqabeen weeraro kaga yimaada Xaga Shacabka magaalada laascaanood madaama dadkan lakeenay ee udhin ay intooda badan kasoojeedaan Deegaanada Khaatumo state. Dadkan Shalay lakeenay magaalada laascaanood la keenay ayaa laga keenay Xabsiyada mandheera halkaas Oo in mudo ah ay kuxidhnayeen,Iyadoo wax maxkamad ah aan lasootaagin. Maxaabiistan ayaa ubadan sad kasoo jeeda laascaanood iyo koonfurta soomaliya kuwasaas Oo La qabqabtay xili Dilal qorshaysan ay ka dhaceen magaalada laascaanood,kuwasoo Lala beegsanayay masuuliyiinta Maamulka Siilanyo Ee kusugan magaalada Laascaanod. Qaar kamid ah saraakisa maamulka siilaayo ayaa mar waxlaga Waydiiyay Kahadlay sababta lookeenay Maxaabiistan Oo ay sheegeen in lagu Maxkamadaynayo Gudaha magaalada laascaanood
Short URL: http://allssc.com/?p=41875












