Comments on: Beesha SNM (Isaaq) oo Wada Qorshe Ah Iney Iyadu Waqooyiga Soomaliya Metasho qorshahaasna bilowdey (Falanqeyn)

By: xaaji
alla maxaa tan naf haysa teeda kale wax aad meesha ku malmaluqday cidi ka qorimayso

By: somalilanders
kkkkkk walahi gabadh cuqdad isaaq ayaa ku dhamatey waxaan la yabanahay dhulbahantahan waxay qabaan cuqdad reer shixisixaaq  kkkkk  gabadhan aamina waris maxaa waaley kkk gabadhbaa tahee ka fadhiiso magalada

By: M.H.Buraleh
http://www.counterpunch.org/2012/09/28/a-culture-of-delusion/

Tubtan bay haysaa SNM,ummad been,nifaaq,Somali nacayb,dulmi iyo dhagar ka dhigatay hadaf iyo himilo meesha ay ku dambayso nacasna loo sheegi maayo ruux wax gartaana waa ogyahay.

By: ali
waar meesha ruwaayad bay wadaan kooxdan la baxday kastuumo intaasina ku salaysan nacayb isaaq. somaliland waanu matalnaa oo inagaa ugu badan majority kolkaa isma aamus. mida kale beesha samaroon way nala haysaa in aanu somali kala hadalno sidii loo kala guran lahaa.

sidoo kale beesha warsengeli waxaanu siinaynaa saamigaad ka kibirtay. kolkaa hadii dhulbahante la waayo warsengeli baanu toos ugu tolaynaa jagooyinkiina xoogna waanu idinku soo qabsani. kkkkkkkkk

By: rife
Aaaamina Weris Miyaanay ahan Islaantii siilaanyo qabay kk

Walaahi reerkii waa waasheen

Marwada Gurigeeda joogta Inta Ciyaalka suuqu Wax soo

malmaluuqaan Odhanayaan Amina weris baa Qortay

Awalkii Hore Wararka Hargeysuun bay ahayde Imika Waa

Wax walba

( AMINA WERIS===== WAA  CABDIRISAAQ CALI MAS )

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

By: somalilander
amina weris ,

inabt iska naso oo iska ciibaadayso , inbt waxan ragiiniibaa ku wareeraay , reerkan reer sheekh isaxaqna , maal iyo awood iyo tiro toona ku gadhimaysaan , maxaa yeelaay waqooyi majoraty waa iyaga , markaa inbt yaanay inamadiinu been kuu sheegin , magaratay dumashi , kollay wiil idoor ah baa ku qabee , kkkkkkk kaftan.com

By: abdi
inadeer waxbaa kaa khaldane ceeri gaabo xasuuq kama socdo lamana haysto waa magaalo la wada degen yahay qaab qabiilna lagu wada degen yahay ee waxaa fiican in aad marka hore tagtid markaas ka dib wax ka qortid maxaa yeelay meel aadan tagin sida wax uga jiraana aadan garanayn hadaad damacdid in aad wax ka qor tidid waad ku ceeboobaysaa