Beesha SNM (Isaaq) oo Wada Qorshe Ah Iney Iyadu Waqooyiga Soomaliya Metasho qorshahaasna bilowdey (Falanqeyn)
Hargeysa (Allssc.com)
Wararka ka agdhow aqalkii moorgan degenaanjirey ee hada lagu hayo ninka xanuunsanaya (Da’a iyo Xanuunka laleemada (parkinson’s disease), ee Siilaanyo ayaa ilo ku dhowdhowi waxey sheegayaan in niamanka odeyga maamusha ee kala ah Xirsi Tooriile, iyo wiilka dhaqan celiska ah ee Bajaaj (arimaha dibada) iyo Duur (arimaha gudaha) iney qorsheeyeen qorshe khiyaali ku dhisan oo ah mar hadii laga soo quustey waxey ugu yeedhi jirin aqoonsi raadin, iney hada u bedeleen khiyaaligii hore midkaloo kasii daran oo ah anagoo SNM (Isaaq) ah baa metela dhulkii leysku odhan jirey British somaliland, iyagoo isugu sheekeeyey in soomaaliya manfaceeda iyo madaxnimadeeda labo loo qaybiyo (koonfur iyo waqooyi) oo ay iyagu qeybta waqooyi madax ka yihiin oo beelaha kalena iyaga udabafadhiistaan.
Arintan ayaa laga bilaabey in dhulka beesha Warsangeli laga qaban qaabiyey Shirar, iyadoo durbaba shirarkaa qaar ka mida lagu sheegay bayaankoodii in ay majeerteen (Puntland) ka go’dey beesha Warsangeli, iyadoo ka cabanasa in beesha majeerteen oo keli ihi ay manfacsaneysey madaxna ka aheyd ilaa iyo maalintii la dhisey maamulka Puntland iyo ilaa maanta, waxeyna isla bayaankoodaa ku sheegeen iney rag isugu jira siyaasiyiin iyo madax dhaqameed ay u dirsanayaan maamulka beesha SNM (Isaaq).
halkan ka akhri bayaankooda: http://www.galgalanews.com/?p=16554
Waxaa kale oo dhanka dhulka maamulka khaatumo State abaabul weyn oo ku aadan sidii dhulka beesha dhulbahante loogu wareejinlahaa maamulka beesha Siilaanyo ee habarjeclo, dadaalkaa oo uu horkacayo Saleebaan Xagla Toosiye (Cadowtoosiye). qorshan oo uu hore ugula balamey Xirsi Tooriile iyo Siilaanyo Shirkii uu kula yeeshey magaalada dubey ayna ku siiyaan sandareerada loogu yeedho Caaglaha ee ah lacagaha ay u qoraan dadka ay u dirsadaan iney u fududeeyaan mashruuca dhulbalaadhsiga ah ee ay wadato beeshaasu.
Cadowtoosiye ayaan ilaa iyo hada ku guuleysan inuu shacabka reer buuhoodle ka dhaadhiciyo dhulkiina aan ku wareejiyo beesha habarjeclo dawladna ha idiin noqoto oo maamulkiina u dabafadhiistaa habarjeclo.
Halkan ka akhri dhaqamada xun-xun ee uu dadkiisa ku duleynayo: http://allssc.com/2012/09/shir-dr-xaglotoosiye-iyo-horgalo-kale-oo-uu-wato-damacsanaayeen
Qorshan SNM-tu maleegeyso ayaa ah iney isu muujiso iney iyadu wada heysato oo maamusho dhulkii leysku odhanjirey British Somaliland, kadibna ay Muqdisho kula gor-gortanto sidaana ay ku helaan haaf awooda soomaaliya oo dhan, hadey noqoto manfac iyo maamulba.
Beesha SNM ayaa ilaa iyo maalintii gumeystaha ingiriisku soo galey dhulkeena horgale u aheyd, waxeyna ka geysteen xasuuqyo aad u tiro badan oo uu ugu dambeeyey kii gobolka Cayn ku ekeeyeen sedexdii sano ee lasoo dhaafey, iyo ka ilaa iyo hada ka socda magaalooyinka Laasacaanood iyo Ceerigaabo, iyagoo ilaa iyo xiligaa hore qorshohoodu yahay xasuuqa iyo ka barakicinta dhulkooda qabaa’ilada deriska ay yihiin ee Dhulbahante, Samaroon, Warsangeli, Ciise iyo dhamaan qabiilada kale ee dhulkaa Alle ku abuurey.
Dhawaan ayey aheyd markii ay dadka cadaanka ah ee ay weligood u adeegi jiree, intey dibada ka keeneen soona fageen xabaalo wadareedkii uu cigaal ku gurey dadkii shacabka ahaa ee garxejiska ahaa ee uu ku laayey magaalada hargeysa, xiligii leysku heystey yaa leh magaalada Hargeysa oo ku beegneyd sanadkii1993, xiligaa oo uu dagaal aad u xumi dhexmerey habraha ay ka koobantahy beesha Isaaq.
Dhawaan ayaa laga arkey dadkii soo kaxeeyey kooxda cadaanka ah oo ka hadlaya TV-ga u adeega danaha guracan ee Beesha SNM Isaaq ee Universal Tv, iyagoo ka leh lafahani waa dad shacaba oo Isaaq ahaa oo ay leysey dawladii Siyaad bare.
Beeshan ayaa labaatankii sano ee ugu dambeysey caruurteeda iyo dadkeeda ku ababineysey naceybka soomaalida khaasatan qabiilka daarood, taas oo caruurta yar-yar loogu dhigo iskuulada.
SNM (Isaaq) waxey labaatankaa sano ku hadaaqeysey dawladbaan ku noqonayaa dhul dadkale leeyahay, taasoo xilagan ay gidaar madaxa kusoo dhufteen kuna soo hungoobeen.
Aamina Weris
Hargeysa Somaliya
Allssc.com
allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42363














inadeer waxbaa kaa khaldane ceeri gaabo xasuuq kama socdo lamana haysto waa magaalo la wada degen yahay qaab qabiilna lagu wada degen yahay ee waxaa fiican in aad marka hore tagtid markaas ka dib wax ka qortid maxaa yeelay meel aadan tagin sida wax uga jiraana aadan garanayn hadaad damacdid in aad wax ka qor tidid waad ku ceeboobaysaa
amina weris ,
inabt iska naso oo iska ciibaadayso , inbt waxan ragiiniibaa ku wareeraay , reerkan reer sheekh isaxaqna , maal iyo awood iyo tiro toona ku gadhimaysaan , maxaa yeelaay waqooyi majoraty waa iyaga , markaa inbt yaanay inamadiinu been kuu sheegin , magaratay dumashi , kollay wiil idoor ah baa ku qabee , kkkkkkk kaftan.com
Aaaamina Weris Miyaanay ahan Islaantii siilaanyo qabay kk
Walaahi reerkii waa waasheen
Marwada Gurigeeda joogta Inta Ciyaalka suuqu Wax soo
malmaluuqaan Odhanayaan Amina weris baa Qortay
Awalkii Hore Wararka Hargeysuun bay ahayde Imika Waa
Wax walba
( AMINA WERIS===== WAA CABDIRISAAQ CALI MAS )
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waar meesha ruwaayad bay wadaan kooxdan la baxday kastuumo intaasina ku salaysan nacayb isaaq. somaliland waanu matalnaa oo inagaa ugu badan majority kolkaa isma aamus. mida kale beesha samaroon way nala haysaa in aanu somali kala hadalno sidii loo kala guran lahaa.
sidoo kale beesha warsengeli waxaanu siinaynaa saamigaad ka kibirtay. kolkaa hadii dhulbahante la waayo warsengeli baanu toos ugu tolaynaa jagooyinkiina xoogna waanu idinku soo qabsani. kkkkkkkkk
http://www.counterpunch.org/2012/09/28/a-culture-of-delusion/
Tubtan bay haysaa SNM,ummad been,nifaaq,Somali nacayb,dulmi iyo dhagar ka dhigatay hadaf iyo himilo meesha ay ku dambayso nacasna loo sheegi maayo ruux wax gartaana waa ogyahay.
kkkkkk walahi gabadh cuqdad isaaq ayaa ku dhamatey waxaan la yabanahay dhulbahantahan waxay qabaan cuqdad reer shixisixaaq kkkkk gabadhan aamina waris maxaa waaley kkk gabadhbaa tahee ka fadhiiso magalada
alla maxaa tan naf haysa teeda kale wax aad meesha ku malmaluqday cidi ka qorimayso