Beesha Samaroon Oo Ladoonayo In Dhulkeeda Hadh-Cad Laga Raacdeeyo Iyo Waxgaradka Beesha Samaroon Oo Qaylo Dhaamiyay (Daawo Maqal Muuqaal).
Hargaysa(Allssc): Beesha Gadabuursi oo dhawaanlagu xadgudbay dhulkeeda yaa Hanjabaad u dirtay Beesha SNM iyaga oo ugu goodiyay inaysan wax wada hadal iyo gor gortan ah ka galayn dhulkooda. Saladiin Cuqaal iyo Waxgarad ayaa kasoo qayb galay Shir jaraa’id oo ay beeshu ku muujinaysan waxa ay ka qabaan xadgudubka lagula kacay.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Amina waris Hargaysa Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=41914












