Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Beelaha Daarood iyo Hawiye oo kulan ku yeeshay Muqdisho kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Isimadda Khaatumo+ Sawiro

kulan balaadhan oo ay ka qaybleen Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Daarood iyo Hawiye ayaa ka dhacay Magaaladda Muqdisho ayaa lagu taageerayey isbadalka ka dhacay Soomaaliya iyo sidii nabadgalyo loogu wada shaqayn lagaa waxanaa kulankaas soo qaban qaabiyey madax-dhaqameedka Khaatumo state of Somalia

Kulankan ayaa Diiradda lagu saarayey sidii labadda beeleed ay iska kaashan lahaayeen Amaanka iyo xoojinta Midnimadda Soomaaliya maada dalku iminka galay mar xalad cusub lana filayo in la magacaabo R/wasaare sidaas darteed waxa ay labadda beeleed isla qaateen in la adkeeyo Nabadgal-yadda lagana wada shaqeeyo is dhexgalka bulshadda Soomaaliyeed sidoo kalena dib la isku soo noqdo

kulankan ay yeesheen labadda Beeleed ayaa hormuud iyo horyaalba u noqonaya in Umadda Soomaaliyeed ay dib isku soo noqoto una wada hadasho iyada oo kaligeed ah sidoo kalena wadalka iyo dib u heshiisiinta ay bilaabeen Hawiye iyo Daarood khaatumona ay u tahay gundhiga

Cabdiqani Makhtal Maxamed

Muqdisho Soomaaliya

 

 

Short URL: http://allssc.com/?p=41948

Posted by on Sep 25 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Beelaha Daarood iyo Hawiye oo kulan ku yeeshay Muqdisho kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Isimadda Khaatumo+ Sawiro”

  1. walee weligiin xaayoy isla sawira kuwan faaiido ma leh waxaan garanayn dowladii kumeelgaar way ka baxday ee soomli weyn ha laisu keeno labadii soomali bal horta oo leh aroy igaar aanan goofka xamar ku arkin oon gabar xaayow ah ama afarqooble ma noqonowhaayi raiisalwasaare.

  2. Fowsiya

    waar majeerteen yeysan nagu soo dugaalin oo yaanan u noqon marinkii ay ku marayeen meel walba.
    anagu hadaanu nahay reer khaatumo daarood waa iskugu kaaya mid.
    waar waa bisad hoosta Ayey kaasoo geleyaan markii xaaladu ku xumaato marka kalena say doonaan ayey kaa yeelayaan.
    waxay kuu soo dirayaan ninkay is leeyihiin wajigiisu uu ka gadmayaa .
    maanta waxaan ku talin lahaa majeerteen hala tuso waxay yihiin.

  3. dhulbahante isaga markasto u habaan hiilo mj kuma bahno sxbyaal ka tasho

  4. fowsiya ..majeerteen inna gumeed la hayste ah ma ahan waa laan dheere banana dagay….. cidaan ilaah aheenna uma baahna, ee majeerteenka asagaa loo bahanyahay oo la baryaa oo la hoostagaa ilaahow cadowda jabi aamiin

  5. guue

    aad iyi aad baan u la yaabay markii aad tiraahdeen daarood iyo hutu baa isa shiraya meesha waxaa ka muuqada kaliya isimadii dhulbaanta dad aanba oo ah dad caadiha

  6. adiga uun meel kasoobax majerten haku rafane ter iyo sayidkii dhiqle ayad ahayde

Qormadaada

Photo Gallery