Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Dheere Oo Ka Warbixiyay Dagaalkii Kululaa Ee Dhexmaray Iyaga Iyo Ciidamada Kenya (Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Dheere ayaa Saxaafada siiyay waraysi uu uga waramayo Dagaal kululaa oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday Deegaanka Afmadow. Dagaalkan aya au dhaxeeyay Ciidanka Al-Shabaab iyo Ciidamada Raaskanboni oo ay taageerayaan Diyaarado Dabaabad iyo ciidamada Lugta ee Dalka Kenya.
Dagaalkan ayaa la sheegayaa in ay ku nafwaayeen Ciidamado tiro badan oo labada dhinacba ah walow ay Al-shabaab sheegteen inay iyagu helen gacanta sare, waxana Al-shbaab malintii shalay soo bandhigeen maydad ka tirsan Ciidanka Kenya.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=39674












