Abwaanad Ifraax Cali Boobe Oo Gabay U Tirisay Musharax Maxamed Cabdilaahi MaxamedFarmaajo(Dhagaysi Haboon)
Waxaa abwaanadu ay tirisay gabayo badan oo ay u tirisay maamulka khaatumo state iyo sidoo kale gabayo umada soomaaliyeed ay ugu tala gashay kuwaasoo shabakada Allssc Ay idin soo gudbintoonto saacadaha soo socda balse hada waxaan idin kugu tala galnay gabayga ay ugu tala gashay musharax maxamed cabdilaahi maxamed farmaajo.
Halkan Ka Dhagayso Gabaygii Farmaajo
Waxaan kale oo idin soo gudbinayaa gabayo loo tiriyay maamulka khaatumo state iyo sidoo kale mid loogu tala galay Hogalada
Naaji@allssc.com
Allssc@allssc.com
Allssc@hotmail.com
Allssc3@gmail.com
Short URL: http://allssc.com/?p=40211












