Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

ZamZam Farah Iyo Maxamed Hasan oo Magangelyo Siyaasadeed waydiistey wadanka UK(Daawo Videoga)

 

 

 

 

 

 

 

 

Muqdisho(Allssc) Wasiirka u qaabishan Dowlada Ingiriiska horumarinta arimaha Africa oo ku qaabilay Zamzam Maxamed farax iyo Maxamed Xasan xarunta wasaaradisa. Zam zam Maxamed Farax iyo Maxamed Xasan ayaa ka codsaday wadanka Ingariiska in nabad galyo siyaasadeed la siiyo madaama loo han jabay oo Facebooga iyo taleefanada loogu hanjabay lana dilaayo hady Soomaaliya tagaan

Halkan Hoose Riix oo daawo Videoga

http://allssc.com/37169-2/

Wali macada siday ka yeeleyso codsigooda ay ku dalbadeen nabadyo siyaasadeed in la siiyo labadas oradaa oo Soomaliya ka yimid iyadoona horay loo sii sadilinayey in ay is dhibayaan ama magangelyo waysiisanayaan dalka Uk madaama nolol ka jirin Soomaaliya Zam zam Maxamd Farax iyo Maxamed Xasan ayaa kala ordayey 400 Mitir iyo 1500Mitir iyagona ka galay ciyaaraha olonbikada kaalin hooseyso oo Soomalida ku farxin in kastoo ay sameyeen dadaal badan arintaan waxay dhabar jab ku tahay gudoomiyaha Olonbikada somaaliyed.

 

Maxamed Wali

Allssc Muqdisho

Info@allssc.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=37168

Posted by on Aug 10 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery