Xildhibaan Caasho Axmed Cabdala Oo Sheegtay In Ay Tahay Musharax Madaxweynanimo(Dhagayso Codkan)
Caasho ahmed cabdala oo ka tirsan xidhibaanada soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ay u taagan tahay xilka ugu sareeya wadanka soomaaliya kaasoo ah madaxweynanimo caasho waxaa ay caan ku tahay wadaniyada soomaaliyeed iyo ruka sheega xaalada wadanka soomaaliyeed waxaana la odhan karaa way u qalantaa in ay hoggaamiso wadanka soomaaliya.
Caasho ayaa waxaa ay sheegtay waxa ku kalifay in ay isku soo taagto madaxweynanimo waxaana ay warbaahinta u sheegtay in ay aragtay soomaaliyoo dhan in ay wada raadinayaan in ay noqdaan madaxweyne taasaa igu kaliftay ayeey tidhi.
Halkan ka dhagayso hadalkii xildhibaanada caasho axmed cabdala
Halkan Ka Dhagayso Hadalkii Xildhibaanada Caasho Axmed Cabdala
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37604












