Waxgaardka Gobolka Cayn Oo Isugu Yimi Kulan Ay Kaga Hadlayeen Doolalada Cadow-Toosiye Uu Ku Aaday Jabhada SNM (Daawo Maqal Muuqaal).
Buuhoodle(Allssc): Kulan ay maanta iskugu yimaadeen waxgaradka Gobolka Cayn ee Magaalada Buuhoodle ayaa ka dhacay Xarunta waxgaradka Gobolka Cayn ee Magaalada Buuhoodle, iyadoona kulankaasi ay kasoo qayb galeen waxgaradka Gobolka Cayn isla mar ahaan taana ay kaga hadleen Rag u qamaamay dhanka Jabahda SNM oo uu hor kacayay Saleebaan Ciise “Cadow-Toosiye”.
Kulanka maanta ee Waxgaradka Buuhoodle ayaa cod dheer ugu beeshay Bulshada Somaliyeed iyo kuwa caalamkaba in Cadow-Toosiye iyo cida lasocotaba ay u sandareero doonteen Jabahda SNM aysana matalin matalina karin Bulshad aGobolka Cayn iyo dhamaan Bulshada reer Khaatumaba.
Halkan Hoose Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=36861













wax ma garatada dadka doonaya inay dagaal ku jiraan nabad baa la rabaa dalkana waxaa ka masuul ah ILLAAHAY ka sokow somaliland.