Waraysi Uu Siiyay Shabakada Allssc Prof Ahmed Daahir Cumar Oo Ah Macali Wax ka Dhiga Jaamacad Ku Tala Dalka Canada (Dhagaysi Haboon)
Torrono(Allssc): Waxaa caawaa shabakada caalamigaa marti inoogu ah prof ahmed daahir cumar oo ku nool wadaanka canada barana ka ah jamacada ku taal dalkas.
Prof ahmed daahir waa aqoon yahaan soomaaliyeed gaar ahaan awdal state prof axmed wuxuu aqoon badan u lee yahay wadanka soomaaliya marxaladiihi uu soo martay iyo taariikhdii soomaaliya sidii ay ahayd gaar ahaan xiligii gumaysiga gobolada waqooyi sidii ay ku qaateen magaca somalinad ma qabiil ayaa u biyey mise gumaystaha magacaan
prof axmed daahir.
Halkan Ka Dhagayso Prof Daahir
Naaji@allssc.com
allssc@allssc.com
allssc@hotmail.com
allssc3@gmail.com
muqtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37373












