Waraaq Sir ah Oo Ka Baxsatay Mid Kamida Gacan Yarayaasha Cabdiwali Gaas (Akhri).
Ra’iisal wasaaraha TFG C/wali Maxamed Cali ayaa ku jira Ololihii ugu weyn ee ku doonayo hanashada Jagada Madaxweynaha Dawlada Cusub ee la filayo in ay soo baxdo ka dib 20 ka bisha Ogosto,Mudane C/wali Cali Gaas ayaa niyadwanaag ka muujiyey tartanka madaxweynimo, mark uu dhawaan la shiray taageerayaashiisa wuxuu u sheegay inuu aad u ugu rajo weynyahay hanashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Warqad si khalad ah uga fakatay xubinka mid ah xubnaha C/wali u metalaya Ololaha doorashada oo ku soo dhacday gole E group ay ku jiraan shakhsiyaad Soomaaliyeed,qofkaas ama xubintaas waraaqda dirayay, ayaa doonayey inuu u diro warqada xubin qurbajoogta Maraykanka ka mid ah gaar ahaan magaalada Seattle oo olole dhaqaale ururinka ka waday Maraykanka ,warqadaas ayaan noo suurta galin inaan nuqul ama koobi ka soo qaadno, ayaan akhristayaasha u soo gubinaynaa wixii ku qornaa oo sidan ahaa.
Aboowe Salaanka ka bacdi xalay waanku jiray teleconference kii Ra’iisalwasaaruhu kula hadlayay dadweynaha,anagu hawl fiican ayaan wadnaa Dr.C/wali arimo badan oo uu san Teleconference ka sheegin ayaa jira goor dhow waxaynu gaari-doonaa guusha kama dambaysta ah, Jaliyada Majeerteen waxaad u sheegtaa in ay hawshu meel fiican marayso Prof. Gaas wuxuu si hoose noogu sheegay in dawlado badan oo Beesha caalamka ahi taageersanyihiin musharaxnimadiisa,wuxuu iyadana noo xaqiijiyey in uu kalsooni weyn ku qabo xildhibaanada Soomaaliyeed “waxaan waydiinay cabsida uu ka qabo Axmed Tuke ( sheikh Shiriif) iyo Farmaajo, si aad u wanaagsan ayuu nooga qanciyey arintaas wuxuu noo xaqiijiyey in arinta Shariifka ay hada hoos u dhacday shaki weyna aysan lahayn.
Prof.Gaas wuxuu yidhi waxaan idiin sheegayaa xildhibaanada Soomaaliyeed 70% codkooda inaan haysto, xildhabaanada Daaroodka kala badh in ka badan (60%) ayaan filaynaa kuwa Digil iyo mirifle waa inoo diyaar intooda badan,beelaha badhka xubno fiican ayaan ka filaynaa sidoo kale, xildhinaada Hawiye in badan baa inoo diyaar ah sida Beesha Murursade qaarka imanaya ,xawaadlaha iyo sacadka,Farmaajo isaga hawshiisu ma sii ridna wax Mareexaan iyo Caydh-ka badan iyo dhowr qof oo Others- ka ah ma helayo haduu ugu badato sida uu Prof.Gaas noo carabaabay,Shiriifkuna hada rajadiisu hoos ayay u dhacday hada wuxuu ku werereegayaa kala dirista golaha wasiirada oo uu Ra’isal Wasaare u doorto wiil xun oo dhulbahante ah oo uu wato taasna u suuroobi mayso sharcina uma laha.
arinkale oo farxad leh ayuu Ra’iisalku noo sheegay sida aad ogtihiin waxaa la dhisayaa Maamulka Jubooyinka Prof.Gaas wuxuu nnoo sheegay in Dawlada Ethiopia aanayn raali ka hayn in Madaxweyne Ogaadeen ah loo dhiibo Jubbaland taas bedelkeede ay doonayso in ay IGAD ku qanciso in shakhsi cida ah madaxweyne looga dhigo Jubbaland ninkii Darwiish ee Biciidyahan ayaa is qaad –qaadaya laakiin taas wali cida Go’aan kuma gaadhin waa himilooyinka aan hiigsanayno hadii aan ku guulaysano Doorashada arintaasi waa arin sir ah ma rabno Ogaadeenku maqlo laakiin waxaan idinku bishaaraynaynaa in hadii Gaas soo baxo cida ay Xaqiijin doonaan in ay Hogaanka u qabtaan dawlad wanaag iyo kala dambayn oo waliba Puntland kale aan ka dhisno Jubbaland.
Gaba-gabo waxaa laydinka rabaa hawhsii xagiina ku xanibnayd hawshu waa fiicantahay laakiin waxaan rabnaa inaa muqdisho oo dhan isku dayno sidii aan u qarnin lahayn.fadlan xidhiidh gudida ololaha ee Seattle.
Short URL: http://allssc.com/?p=38030













hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay
ceebaa dhacday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
war ileen wuxu ma xishoodaan..MJ hogaan danbe noqdaa waa habeenkii xalay ee orday ahahahahahah
Alla Reerku xumaa oo xumaa oo haddanna xumaa oo fogaa oo haddana fogaa, waa cancer ubaahan in laga jaro. Wiil xun oo dhulbahante ah ayuu ra,iisal wasaare kadhiganayaa kulahaa, taasna usuuroobi mayso. Waa kuwama Daaroodka codka siinaya. Waxaad tihiin dhukaan lagu saliday dhagaha daarood. Abwaan horaa sidaa yidhi. Alle Gaasoow naguma kaa soo celiyo, Ilaahay waxaan kabaryayaa in ama FARMAAJO Soo Baxo ama Sheekh Shariif, Idinka alle Way Soo bixi. Cadowga koowaad ee soomaalida aan dhabayacada ahayni waa Dhabayaco, Iska Jiraaaay. Weligood Waa gaalo lasocod iyo Xila sakhiran. Guul somalida xorta ah, Guul FARMAAJO, Guul Sheekh shariif, Guul intaan Dhabayaco ahayn.
waa yaab jubalanda mareexaan ayaaba iska lahe xagee ayuu ku arkay oo majeerteen ku imaanayaa tankale somaliya oo ay utaliyaan mj waa habeenkii xalay ahaa oo tagay hawwiye ama mareexaan ayaa hogaankaan iska leh waxna maamuli kara puntland iskaga noqo doqon macaqli badnide
riyo maalmeed baa la yiraahdaa tan ee maaha mid habayen reerku weli waa ruyoonayaan mana xishoodaan alloow xayada hanaga qaadin
Ceebtood maaha ee waa caadadooda. Waxaanse ka yaabanahay qoladan itoobiyaanku miyaanay kaba dhargayn duulkan iska sakhiran. Rubuc qarni in kabadan ayay iska wateene inaanay aakhiro iyo adduun midna waxba ka ahayn miyaanay fahmayn.
cabdiweli waa tuug ka daren abihis faroole marka waa in somali iska qabta oo uusan wadenka qabsan tuuga tuugu dhaley waa u dhamaneysaa wadenka sida uu ku wado hadii la doorto soomali ha ka hor tagto oo dhabyaco ha la qabto inta goori goortahey, dhabayco waa dad xun oo qabiil iyo cuqdad lafaha ka gashey oo aan cid kale wax u ogoleyn ala reerku xumaa cad xun baa ku yaal tolow ma nasab dhimanbaa ?
Adr iku xishood weligin gaari meysan mj afka waxana uga jari maysan idinka ama hawiye raaca ama mr raaca koley idinku miyaad gaartan mj waa maya weligin nin ayaad usacaba tumi jirten ee sidiin iska sacaba tuma hablahinan ku soora hawiye wasakh dhulbahante baad tihin fuck all of u
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
MANDHEEERTEENKA CUQDADXUN AYAA ISKAGA JIRTA WAA DAD LIITA
DHULMAHANTE iyo OGAADEEN, MAJEERTEENBAALEH SABABTOO AH HADII AY DHAQAALE NOQOTO HADII AYSIYAASADNOQOTO IYO AQOONBA, MADAXA DAAROOD WAA MAJEERTEEN EE WAXBA MADAXA BIYA HAKACESHANINA EE ISDHIIBA ABTIYAALOW, KOLEY SIDAAD AAMINSANTIHIIN ISAAQ IYAGAA IDIIN DHAAMEE,,
kjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
horta kuwi odhan jiray dhulbahante iyo majeerteen baa wax isku ah ha arkaa sida loo bahdilaayo firi eraygaa ( ku xun oo dhulbahante ah ayuu wataa ) wax idin sheeegayaa reer dhulbahtoo maxaad cid kasta u jabteen war isku tashada ooo maamulkina adkeeyao oo iska dhaafa cid bana wax isku nahay anigu wax qabaa darood reerka qudha ee aan wax isku nahay wax weeeyi ogaaden waar nimankaa walaahee wax la qaybasda oo meelkasta ku walaaaloo ba majeer waa majeerteen meelkasta oo u joogo , doofar ma daahiro ebadki biyo kasta haddi u galo
Gaaas kudaafada aan kudaafad laga aheen. Maba arak Mj oo hormar gaara AMA wax noqda. War kuwan xageey ka yimaadeen waba garacye kulaha ogaaden madaxmanoqanayo, mid xunoo dhulbahante ah buuwata, mareexaan waxba mesha kumahayo. War ileen af lakala qaadayba wax sheek. Gaaas iyo faroole waaa garaciinta daaarood walee dhaladna ma ahan shit foow qul shiit. Mesha , ogaaden iyo dhulbahante ,mareexan lagawaayey maxu qabankara. Mida kale majeerteen qadiyad somalinimo iyo qirid wax tarka beelaha sharafta Leh ee Daarood waxa xusay. Mudane Shariif sh Ahmed. Ee plz warkooda igadhaafa kuwan
Ciid wanaagsan dhamaan soomaaliyey.
Wiilashaan wareeray oo ALLSSC Qoroow waad waalanaysaan hadaad damacdaan in aad raacraacdaan umuuraha walaakiina wayn maalin waxaad tiraahdaan Baarlamaakii beenbuu ahaayoo garaadkaa sheegay maalin waxaad tiraahdaan Gaasbaa cod haysta maalin waxaad tiraahdaan Majeerteenbaa Jubaland u socda adeer anaa kuu sheegayee Jubaland cida rabtaa inay dowlad yeelataa waa majeerteen cida tiri Ogaadeen iyo mareexaanow Madaxwaynaha ku heshiiya waa majeerten cida in ay labadaas reer isku yimaadaan ka shaqaysay waa majeerteen iska daaya waxaan shaydaan oo aad qufaysaa kolay Siciid Harti xalaaloo xaajadooda doonanaaya maahidine waxaad tihiin wiilala Hargaysa ku xirane Dhulbahante ma ahan reer wax hoose ka hadla cidii ku gardaroota harkii dadkoo u jeeday adbiyaan marka reerkaas qunjuraaf iyo qurinimo iyo dadisku dir iyo xasidnimo midna laguma aqoon ….
Abwaan dhegadheerihii laylkase wuxuu yiri.
DAAROOD MAJEERTEEN KU JIRO MA IHIBAA DHAANTA>
Abwaan kalena wuxuu yiri.
NACALAA MAJEERTEEN KU YAAL NOLOL MA HAYSTAANE>
dad aad moodo in ay sun cabeen oo ku dhaafsan ilbaxnimadana moodaya in uu ku doodo eligey ma khaldamin mana qaldami doono.
garta anigaa leh.
dadka kale oo dhamina way wada qaldan yihiin.
xukunka dalka anigaa mudan dadka kalena uma qalmaan.
sababta aan ku mudnahayna waa in aan ahay majeerteen uma baahni in la igu qiimeeyo.
heerkayga waxbarasho.
denbiga aan ka galay dalka iyo xaalad kasta oo dadka kale ee soomaalida ah loo eegayo in ay ku hari karaanama ku heli karaan mansabka la isku haysto.
waar wuxu caqli yaraa oo indho adakaa ma shariif sakiinbaa.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ugu dambayn majeerteenka sidaas u fekeraya iyo soomaaliyi waxba ma wada laqhaan karaane waxaan ku talinayaa in.
ugu yaraan daaroodka intiisa kale meel uga soo wada jeestaan codkoodana mide eyaan hadii daarood aan majeerteen ahayni soo bixi waayo ha ugu shubeen shariifka ama nin hawiye ah oo markaa heshiis lagula galo in uu daaroodka aan majeerteenku ku jirin uu qayb libaax siinayo ragga heshiiskaas ku soo baxa ee daaroodna ay hangool faraaroleh majeerteen kaga qabtaan umadda soomaaliyeed iyo tan daaroodba.
hadii daaroodku sidaasi yeelaan waxaa hubaal ah in ay edeb yeelanayaan wixii loo tuurana iyaga oo baqaya qaadanayaan.
horaa loo yiri majeerteenku gadh la qabto malaha ee gafuur la tumo ayay leeyihiin waxaan rajeynayaa intaladaas daaroodku qaataan.si meel loogu ogaado dadkan ma kasta ah ee aad moodid in caqliga futada laga wada geliyey ee aan rag iyo rabitoona aqoon.
mahadsanidiin.
by xogogaal daarood.
sxb yaal waan idin la yaabay waxa idin kadaganayaa afkiina waxaad qiraysaan in la idun ku shaqaystay mar hore dadka nabad galiya intiina joogta dibadaha maxaad uqabateen dhulkiina waa adinka daba socda c/wali gaas mideeda kale cadiifad iyo qabiil adinkuu idin ka buuxaa dib uraac ninka cali la yiraadoh wuuxuu ku hadlay waa siyaasi ugu caqligabad naa dhulbaante suu wuxuu cadaystay in la laayo mj oo dhan meeshuu iska dhicin lahaa snm dhulbaante asagaa dhamaysta dhaqaalihii puntland oo dhan ma is waydiisay meeshuu geeyay dhaqaaalihii fadlan is xisaabid inta aan lagu xisaabin gaas iyo faroole way ka dulboodeen fikirkiina iyo tayo xumadiin waa hore aye gaari lahayd hormar puntland dib isku raac
weger waayaab waayaab waayaab mataasayba sugayaan waar quusta dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk habeen walba ma ufadeexad baa war dee niman kan ceebi ma karto juba land waa deeegaan mareexaan madax weyne waa far maajo
asc wr wb waa arin aad iyo aad u foolxun in qaabkaan oo kale ay u fakaraan ama uu u fakaro nin wayn oo masuul somaliyeed sheganaya halmeel baan rabaa inaan ka hadlo beesha majerteen han iyo awood aysan laheen iyo afkoo laga hadlo iyo jileec ay la dhex joogaan darood waa dhaqan kooda lakin waxaaa aad ula yabay dadka jilicsan oo qurbaha ka qaylqaylinaya oo juballand aan xukumaynaa ama wax kuleenahay ku haya jubaland ninkastoo darood ismacil oo xalal ah wlcm leenahay lakin dadka dugaagaa oo aan xoogaagii jiranaa oo kajoogay aan ka sifaynay jaale ciqdi iyo cuqdad iyo ruufiyaanimo iyo hanjilicsan iyo fulaynimo un waxaan aheen somalia lama jogayaan walalaha reer khaatumo state of somalia ama beelwaynta walalheen dhulbahante hanlaadeen ogadenia hanoolato warsangali hanoolado lakin dadka boogta ah oo bari da waaween melahaas haka qayl qayliyaan
majerteen waa dad aad u jilicsan dhaqanka dumarkana leh ilma adeeriyaalow ha ku dayanina saan lala ficil tamin dumarka lalama ficil tamo nin af iyo adinba iskaga kaa dhacin karaa lala kaftamaa waxana maqal kumaqlanay in harti uu dhalay warsangali iyo dhulbahante lakin ninka lagu magacaabo mohamuud harti oo beesha majerteen kasoo jeedo islantu ayadoo uurleh inatay timid baan maqalnay marka waa cad aan xalaal aheen daarood nimadaad kasugayso waa maxay waa nimanka laascaanood u gacan gashay idoor wagaashe
sanadkaan somalia ama kgaatumo oo dhulbahante hormuud uyahaa hogaminaysa ama jubaland oo marexaan hormuud uyahaa hogaaminaysa dadka habartu keentay oo ciqdiga iyo cuqdada qaba oo jileeca badan kab xaarleh baan afka ka saraynaa cabdiwali waa nin xanuunka dhimirka qaba yaa dooranaya bal noosheega qabiilka kaliya oo mantay ugu shubaya ma sakiin oo asharaaf ah baa ku tashanaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
aloow haku celin tiisa daryeelaa tukala kudara maxaa iga galay dayare ali khaliif waa soo dhaweeynayaa dadaalka uu kuraadsanayo kursiga ama magaciisa nin waliba naftiisa iyo caruurtiisa ayuu u xamaalanayaa dhul bahantoow ali waa kaas banaaka u baxay buurihii iyo dhirtii hawdka ahayd ee uu isku qarinayey kabax hada waxuu taagan yahay cidii doontaaba ha hadasho anigu danteeydii gaaray buukh iyo qaylana u ma baahni shan sano oo soo socotana kursigaas asagaa kunasanaya cidi lama hadli karto aayaroo gibin ah fartiisa subaga haku dhuuqo waxaa laga soo wariyey ama laga soo sheegay war heedhahaya waaba ladaalaye sidee loodagay neef baaba igasoobaxday markaan liiskii ku arkay magacayga ali iyo khaliif dad ku waa ila wadaagaane markaan isha ku dhuftay////// galayr////// ayaan sal mugiis u fariistay saacadaan kahor manasan oo waaba daalanaa feker iguma yareen habeen iyo maalin laf dhuun kashay buu igu noqday majixin jixa ha reer puntland igatag khaatumadeedana ma aqaane waa lugooyee kiibaaba igadabaqaatay (xaglatoosiye) waqti waa gaba gabo oo siyaasada iiga dheereeeyey balse hada darbigii iyo qorya isku dhiibkii waan kaga guuleeystay meeshuu doono xaglo hala aado khaatumo ama puntlaand kudar ama isaaq kudar ama cadan ka iibi shuushoow bax shuushoobax kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk