War Deg Deg Ah:-Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn, Oo Weerar Gaadmo Ah Caawa Difaaca Kaga Jirta(Full Warbixin)
Buuhoodle(Allssc)Wararka kasoo baxaya gudaha magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in caawa laga shakisan yahay, Weerar gaadmo ah lala damacsan yahay Magaalada Buuhoodle.
Wararkan ayaa kasoo baxaya xogo laga helayo gudaha maamulka SNM ee Hargeisa yadoo la sheegaya in lagaga dhawaaqey magaalada Hargeisa ee maamulka SNM in weerar gaadmo ah lagu qaado caawa magaalada Buuhoodle ee xarunta G/Cayn.
Hadaba waxaa durbaba diyaar garow baaladhan lagaga jiraa goobaha jiidaha hore ee Sooljoogle iyo Meegaagle, Yadoo ay markaasi difaacooda xidhanayaan ciidamada xaquldirirka ah ee maamulka goboleedka Khaatumo State.
Sikastaba ha ahaatee Weerarkan gaadmada ah ayaa ah mid aan wali xogtiisa dhabta ah la xaqiijin balse la tuhunsan yahay, Yadoo haatan labada dhinac ee ciidamada is horfadhiyaaba ay ku jiraan diyaar garoow balaadhan oo markaasi sawaxankoodu isu baxayo.
Hadaba wixii kasoo baxa warkan waxaanu idinla soo socodsiin doonaa sida ugu dhakhsaha badan warar kayaga danbe.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=36406













waxaan qabaa weerarka waan waakii ay kubaabilahaayeen insha alaah waxaana wada salebaan gaal iyo inaadeerkii siilyaanyo oo csbataaloo soo wado waxaan ilaahay kabaryey in berina lagasoo adeegto oo kabtooda korlootuuro oo duudaa da ay barteen lasoo afjaro waxaan leeyahay dhamaan shacab iyo dawladba istaanbay hala ahaado waxay meesha kusoo ururiyeena waa in buuhoodle kudeheeda waa in ciidan gaara loo reebaa oo laga ilaaliyaa ool fataalada ushaqeeya snm ta iyo cadoga umada soomaaliyeed ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR VIVA KHAATUMOSTD AND MIDNIMO SOOMAALIYEED
Alahu akbar alahu akbar la jihada isaaaq galo iyo dabaqodhiga racsana waa holy month qofki ku dhintana janada ayuu galayaaa markaas dagalama dadow
kow waxamn umalaynayaa in uu siilaanyo uu naar u socdo runtii wax kasta oo ilaahay laga fogaado ayuu faraha kula jiraa waa xiligii uu cibaadaysan la haa isaga iyo saleebaan gaalba aysabtu tahay aakhirul cimri ayey ku jiraan wayna riyoonayaane way ogyihiin in aaney khasbi karin reer buuhoodle
khaatumo way iska difacaysa wixii soo doonta runtana kama tegayso oo umada walaalaha way aqoonsantahay ilaahayna waxan baryayaa inuu khaatumada khayr noogu khatimo amiin waa bil barakaysan wax kasta waxa ka wanaagsan nabad gelyada
Alla shiikhow faanbadana mayaga weerari kara buuhoodle walee waxaan bakhtigooda bisadu ka dhergeyn