War Deg Deg ah Dagaalka Qarxay Jiida Hore iyo Qorilugud Oo Gubanaysa
Buuhoodle(Allssc): Xaalada oo faraha ka baxdey iyo madaafiic culus oo hada laysku garaacayo sool-joogto iyo baliga sacmadeeqo,iyo ciidamadii galay tuulada qorilugud oo soo wada xaroodey yagoo nabad qaba, Hadda oo saacadu tahay 3:16am wax yarna ay ka hadhay adinkii suxuurta ayaa waxaa si darandooriya u dhacaysa madaafiicda goobta oo ay is way daarsanayaan ciidamada huwantaa ee snm iyo ciidamada loo amaaney madaafiicda caro soomaaliyeed,ciiidamadan ayaa si daran dooriya isku dhaafsanay waxayna xaaladu hadda u,egtahay mid faraha ka baxaysa haddii waagu siwacan u baryo. Dhinaca kale ciidamada geesiyada ee caawa Top scorka ku soo xidhay tuulada Qorulugud oo si nabada ku soo gaadhay gudaha magaalada buuhoodle iyo qasaaraha gubashada tuulada qorilugud oo cirka galay sida ay xaqiijinayaan dad ku sugan gudaha magaalada qorulugud. Lama oga illaa iyo hadda si ay xaaladi noqon doonto waxaana sansaanta dhabta ay sheegaysaa hadii waagu siwacan u baryo in uu dagaalku toos u dhacayo.wixii warar ka ee ak soo kordha
kala soco shabakada allssc
mukhtaar muus
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=36818













masha alaah SNM way jabaysaaaaaaaa saaacadaha soo socda
waar silkii sado cali baa ilaa la gubayaa
waa yaab Qorulugad baa gubanaysa waar ma diyaaradihii B52 iyo M16 ayuu wataa miskiinkan dhulbahante, waarniyow nabad iyo colaad midna wax ku tari maysaane waxa uun aan garan laayahay waxan ay Somaliland idiinku tudhayso, lakin illaahay ku mahadiya kol haddii ilaahay jaar idinkala dhigay habarjeclo iyo majeerteen haddii maanta habar gidir iyo xawaadle ag deganaan lahaydeen xiligaa dhul iyo xoolo toona maydaaan lahaateen waxaase mahad leh illaaha idin yareeyey ee 150,000 ee qof idinka dhigay waxaan taa u leeyahay meel uu dhulbahante dego oo dad joogo waxa ugu badan laascaanood waxa ku nool 90,000 buuhoodle waa 15,000 tuulooyinka kale waxa ugu dad badan degaanada taleex iyo tuko raq oo ay ku nool yihiin min 2000 inta dheer waa inta meelaahaa yaryar ee sool joogta iyo maygaagle la midka ah oo min 100 qof degan yihiin waana statistics UN ay sameysey adeerayaal isku xishooda oo ha baqanina.
kkk war kuwii jabhada haa ee snm way jabeen kkkk kuwa majeerteeniya way ku xigaan
Insha ALLAAH calanka ay ku xardhantahay tawxiidku ma dagayo ee qiirada been ta ah iska daaya yaanu idin marin habaabin cali khaliif oo donaya in inamadiisu jaamacado ka baxaan inanka buuhoodlana qorigu dagta ugu jiro banaankana boga dhulka ku hayo kursigana idinku fuulo kadibna idinka dhaqaaqo muxuu cali khaliif u qabtay markuu raisal wasaaraha ahaa sool sanaag iyo cayn miyaanu markaa dhulbahante ahayn.
ilahow jebi idoorka ilaahow jebi idoorka ilahow jebi idoorka amin yaa alaah
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waaar biyo nagagadara bahasha snm saas kuma jabaysee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
GUUUUUUUUUUUL KHATUUMOSTATE!!!!AWDALSTATE MAR DHWO BAY INSHA ALLAH BIID MILAHI KARIIM IS XOREYNAYAN.GUUUUUUUUUUL
Kaalay sxb allssc ma wax lagu kala raagoosanayaa qoraalo aan cidb aanay akhirayn walahay waad isku ciyaaraysaa