Top Video Banaanbaxii Maanta Ka dhacey Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn(Daawo Video)
Buuhoodle(Allssc)Banaanbax balaadhan oo ka socda gudaha magaalada Buuhoodle,Banaanbaxan oo looga soo horjeedo xildhibaano si xaqdaro ah looga afduubtey maamulka Khaatumo State.
Shacabka ku dhaqan magaalada buuhoodle maanta iskugu soo banaanbaxay Fagaarayaasha magaalada buuhoodle oo markaasi dhaleecayn weyn usoo jeedinaya maamulka Puntland,Mahiga, Iyo yadoo goobta laga cadeynayo inaysan matalin xildhibaanada Faroole wato shacabka magaalada Buuhoodle iyo Maamulka Khaatumo State ba.
Banaanbaxan oo ay munaasibada kasoo qeyb galeen madaxda gobolka cayn,maamulka Khaatumo State wasiirka wasaarada arimaha gudaha”Yaasiin Axmed Sulub” Waxgarad,Cuqaal,Culimaa’udiin iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Hadaba Hooska Daawo Video Ga Banaanbaxa Maanta Ka Dhacey Magaalada Buuhoodle.
Allssc.com News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0014154491111
Office Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=38142













Qirasho wada shaqayn SNM,SSDF hoos ka akhriso kana yeelo talo.
http://waaheen.com/?p=44994