Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Telefishanada Caalamka oo soo bandhigey Habkii loo soo dhaweeyey Maxamed Farmaajo(Daawo Videoga)

Muqdisho(Allssc) Qaar ka mid ah Telefishanada Caalamka ayaa soo bandhigey habkii loogu soo dhaweeyey musharax  Maxamed C/lahi Farmaajo oo ahaa W/wasaarihii xukuumadii Tayo.

Maxamed Farmaajo oo inta badan aad u  taagersanyihiin shacabka Somaliada ayaa dhawaan ku soo laabtey magaalada Muqdisho isagoo u sharaxan  jagada Madaxweynenimada Somalia. tartankaas oo lafilayo in uu dhaco 20 bisha augosto ee sanadkan 20012.

Halkan Hoose ka Daawo Qaar ka mid Telefishanada oo Ka hadlay Mr Farmaajo.

Riix hoos oo daawo

http://allssc.com/37237-2/

 

 

info@allssc.com

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=37233

Posted by on Aug 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery