Tahniyad Dhalasho Asad Cadaani Ibraahim iyo Khadra Jamac Saleebaan Oo Wiil Ugu Dhashay Magalada Vienna Ee Dalka Austria
Waxaan halkan Tahniyad dhalasho uga diray naa , Mudane: Asad Cadaani Ibraahim & Marwo: Khadra Jaamac Saleebaan , oo Wiil ugu dhashay 30/Jully/2012, magaalada Vienna ee dalka Austria.
Waxaana wiil kaas Loo bixiyey Axmed Asad Cadaani . Ahmed soo bar baar oo Noqo kii dalkiisa
iyo diintiisa iyo waalidkiiba anfaca waxaa diraya dhammaan family ga iyo qaraabada oo anan soo
koobi karin Magac yadooda
By Ahmed jamac saleban
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37610












