Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Siilaanyo Oo Saaka Aad U Ooyay Isaga Oo Leh Waynee Waynee Waynee (Daawo Sawirada)

Hargaysa(Allssc): Hogaamiyaha Jabahda SNM Siilaanyo ayaa saka u lugeeyay Xafiiska Diyaarayda Ethiopia kaas oo lagu qabtay Baroor diiq loogu baroordiiqayo Ra’isal Wasaarihii Dalka Ethiopia Malas Zanawi.

Siilaanyo oo wata kooxdiisa ku hareeraysan ayaa ku dhawaaqayay Waynee Waynee waynee kalmadaas oo ku cusbayd Shacabka Reer Hargaysa, waxaa sidoo kale ka muuqatay is hoos dhigid iyo is dulayn ay u muujinayaan shaqalaha Ethiopian Airline oo iyagu dhalasho ahaan kasoo jeda Ethiopia.

Dadka aya aku macneeyay Oohinta Siilaanyo ay ahayd halaga gadhsiyo Madaxda Ethiopia in aad ugu oyday Ra’isal Wasarohoodi idhintay. Sidoo kale Siialanyo oo damcay inuu magaciisa ku qoro buuga tacsida ee Zanawi uu aad u ilmaynayo isaga oo magashiinaya shaqaalaha Waynee Waynee Waynee waxana uu la gargariirayaa qalinka.






Amina Waris Hargaysa Somlaia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=38363

Posted by on Aug 21 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Siilaanyo Oo Saaka Aad U Ooyay Isaga Oo Leh Waynee Waynee Waynee (Daawo Sawirada)”

  1. Sirdoonka Khaatumo

    Breaking News: sirta oo muuqaala Lasanod.com ka daabacda. Lasanod.com

  2. BISMILAAH WAR AAWEY ISLAAM NIMADII ACUUDU BILAAH

  3. salaan kadib ilaahay waxaan kabaryayaa in ilaahay ns duleen maxaa wacay soo ma arahdaan sida foosha xun uu idduleenaayo dhiigcabe magaciisa ma Karee sidaa waxuu udameensyaa Aqoonsi waxaan ku leeyahay hadii aad is duleenaydif isu dulee walaalahaa waxaan kaloo leeyshay siilaanyo hadii lagu yiraahdo Diimts Islaamka kabax waa lagu Qoondanayaa waa hibaal inaad kabaxeysid markaa siinlaayo gooni.fariisigii waa dhamaaday ee umadada dhinac ka raac waxaan usheegayaa beesha Islaayoaaq oo ilaahay ka haabiyey khaatuma war tooba bykeena oo siilaayo waa cimri dhamaaday ee Yuu khaatuma idin waydaarin

  4. War siilaanyo ma gaal buuryo qab ah ayaad u qushuucaysaa ilaahay qura ayaa kaaga haboon qashuucaas soo ma ogid gaalka baqtiyey inaad ka helayn wanaag markaa adiga iyo horgalayaalka kula socda wax iskula hara

  5. viva silanyo
    viva meles
    viva somaliland

Qormadaada

Photo Gallery