Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Shariif Sakiin Oo Lagu Xidhay Shahaahdo Dugsi Sare Kadibna U Hanjabay Wasiirka Dastuur C/raxmaan Xoosh (Daawo Maqal Muuqaal).

Muqdisho(Allssc): Sida aanu hore idiinkuso gudbinay Gudoomiyihii hore ee Barlamanka Shariif Sakiin ayaan aqoontiis aysan gaadhsiis nayn Dugsi Dhexe, waxana hada markuu isu soo tagay Golaha Barlamanka intaan la gaadhin Madaxweyne nimo lagu xidhay inuu la yimaado Shahaado Dugsi Sare, waxana taa badalkeeda Shariif Sakiin keensaday shahaado Dugsi Sare ah oo uu kasoo samaystay Cabdale Shidaaye Suuqa Bakaara, taas Bugta ah waxaa didiay Qaanuunka waxana ganafka ku dhuftay Gudiga dib u eegista Xildhibaanad Cusub. Shariif Sakiin oo aad u xanaaqsan ayaa u hanjabay Wasiirka Dastuurka Cabdiraxman Xoosh.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Shariif Sakiin ayaa intii uu ganacsadaha ahaa dalka keeni jiray Qaadka iyo waliba Khamriga, sida la sheego wuxuu Shariif sakiina aha ninka ugu badan ee Dalka Somalia soo galiya Khamriga.

Maxamed Wali Muqdisho

Allssc Office Muqdisho Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=37442

Posted by on Aug 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery