Shacabka Muqdisho Oo Farmaajo U Raxleeyay Daawo Soo Dhoweyntii Farmaajo (Daawo Maqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc): Waxaa malinimadii maanta Shacaka Muqdisho u dareereen sidii ay usoo dhoweyn lahaayeen Maxamed Cabdulahi Farmajo. Farmaajo ayaa u yimi Muqdisho sidii uu uga qayb gali lahaa loolanka siyaasadeed iyo himaladiisa noqoshada Madaxweyne nimo ee Somalia.
Halkan Hoose Ka Daawo
Maxamed Wali Muqdisho
Allssc Offcie Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37107












