Sam Sam Mohamed Farah Oo Gashay Kaalinta 7 Dabaad (vedio)
Gabadha Soomaaliya u mataleysay Ciyaaraha Olimbikada Aduunka Zamzam Maxamed Faarax ayaa kaalinta 7aad ka gashay Orodka 400-Mitir, waxaana isha ku hayay dad fara badan oo Soomaaliyed oo ku sugan gudaha dalka iyo dibada.
Zamzam Maxamed Faarax ayaa ku oroday 1:20:48 (Hal daqiiqo iyo labaatan Mirir iyo afartan sideed ilbiriqsi), taasoo u sahashay in kaalinta.
Halkan Ka Daawo
Naaji@allssc.com
Kaalinta koowaad ayaa waxaa gashay gabar ka socotay dalka Mareykanka, waxaana kaalinta labaad gabar ka socotay Britain, waxaana marka loo eego qaababkooda ahaayeen gabdho aad u carbisnaa oo da’ ahaan ka weynaa.
Natiijada ay soo hoysay Zamzam ayaa dadka ku qanceen, maadaama ay Sooneyd, sidoo kale waxay muujisay dadaal dheeraad ah.
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=36417












