Sahra Diiriye Gamadiid Gudoomiyaha Uruurka Dugsi Ahna Gudoomiyaha Haweenka Ee Tayo Oo Hambalyo Ciida Ah Udiraysa Umada Soomaaliyeed (Dhagaysi Haboon )
Sahra diiriye gamadiid gudoomiyaha uruurka Dugsi ahna gudoomiyaha haweenka ee Tayo anigoo ku hadalaya magacayga magaca uruurka Tayo iyo kan Dugsi waxaan halkaan hanbanyo ciidda ah u marinayaa dhamaanba umuda soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan idin lee yahay ilahay ciidkaan ciidkiisaa ha idinku gaadhsiiyo caafimaad iyo barwaaqo
Halkan Ka Dhagayso Hadalka Gudoomiyaga Ururka Tayo Ahna Ururka Dugsi
Naaji@allssc.com
Mukhataar@allssc.com
Allssc@allssc.com
Allssc@hotmal.com
Short URL: http://allssc.com/?p=38014












