Comments on: Saado Cali Oo Xubintii Baarlamaanka Beesha Barkad Faroole Shashafo U Siiyey Iyadoo Boogihii Garoowe Kasoo Gaadhay Lagu Dhayayo, St. Cloud MN, USA

By: Badal
Hadda cabashadu maxay waxay maraysaa Saado Cali ayaa boobtay kursigii Barkad!. Cajiib!. Goorma ayaa kursigan Barkad loo qoondeeyey?. Saado booskay gashay waa kii Khaalid qorshahana waxuu ahaa in xubnaha Dhulbahante ay haween kujiraan iyada qof uga haboon majiro beesha Khaalidna way ku ammaantahay inay booska gabadhooda siiso.

Any real Dhulbahant should be proud of Saado, she is indeed very able person shrewd politician so harness your belt and brace for landing.

By: Cagaweyne
Waxyaabaha halkaan ku qoran waxay muujinayaan sida Khatumo seeg ay qubrbojoogtii u waaleen iyagoo qaadan la’ in Khaatumo ay irbad dhashay yacni

halka kursi ee Cali Khaliif uu baryada ku helay.

Ka akhriso arrintaas Buhodlepost (liiska xildhibaanada), kagana boggo Boocame wareeysiga Injineer Cadami.

Tan kale Saado ayaa gaari kara, ma tuugga Cali Khalif ee Somaaliya malaayiinta ka xaday dartiis ayaa loo xagxaganaayaa?

Waryaaya cuqdada iska saara haddii kale cudur baad ka qaadi doontaan.

By: ismacil
aniga shaqsi ahaan teyda saado waa saxantahay waayo waxay qadatay xubintii puntland marka waana wadaniyad dhulbahante puntland qeyb weyn ayey ka yihiin marka cali khaliif oo aan lahayn shaqsiyad yuusan idin waalin walaahi in aynaan ka maarmin majeeerteen runta ha laisu sheego

By: hamza paris
asc dhaman waxan salamya umada somaliyeed  melkasta oo ay kajoogan aduunka intaasi kadib waxan raba in an usheego beesha dhulbahante saado waa fanaanad kadhaxaysa uma somaliyeed marka maxa qaldan  faroole waa in adeerkeeda  waayo hadii ay matasho ma caybbaa walee war waxan fiiri dhulbahante  matashade war majeerten  lanoolaada  keligiina wax maqabsankartaane waayo majeerten waa siyaasad oo kali  marka dadkiina raaca xaqiina qaata  mida kale waxan  leeyahay war umada aflagadada kadaaya  madaxda faroole waa hogaamiyaha oo kali ah  uu la deal garaynkaro hawiye  mad madoowe marka faroole viva  garac waxad gaarto walee  laandheera ayadtahay  in adeer viva paris cadey farance byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

By: Daahir
Afkii aad shalay ku amaaneeysan Saado Cali Warsame ayaad manta ku caayeeysaan KHATUMO SEEGAYAALOOW’ waxaa la yirii Amxaaradu afkay kugu amaanto ayay kugu cuntaa’

War hada ma Saado ayaa idnka baxsan la’ wale afkay idinkaga hadhay

By: saado cali warsame
ma rabo dhulbahante iyo wxi khadumo seeg ahba anaa doortay tolkayga geesiyasha ah ee caqliga alle siyaay ciqli ma laha dhulbahante wwax waalan dhan uu socdo iyo dhan uu ka socdo ma garanaysid waa nacay uf uf

By: somali man
salaamullah dhamaan, waxan aad uga xumahay oo aan wanaagsanayn in dadka walaaalaha ah colaad iyo dhib la dhex dhigo, ninkastowna ogow wax kastoo aad sheegtay waa la qorayaaye qalbigaagana ilaahay waa ogyahaye, tan kale  nimanyohow qabiilkan lala waalanayo inta iska daysaan ssc baa la dhisay waxba iyadoon qaban baa laga tagay, khaatumo hada cago badan kuma sii taagna dee dhulbahantow ma qabyaad ku jiraysaan ilaa qiyaamaha, nimanyohow isla yaaboo cuqdada iska saara oo ilaahay ka baqa, waxaad qabsan waydeena cidna haku eedaynina. mahadsanidin, saadona waa muwaadinade hala taageero mar kasta.

By: Nafisa
Maansha allaah Saado cay iyo ceeb toona maleh,maanta waxaa guul taagan BAHONUGAALEED oo sadex xubnood yeeshay,waligood ma yeeln,mar walba F iyo M baa badsanayey.guu guul iyo cadaalad

By: khadija
yaan lagu fagaan hadalada aad ka qoreysaan saado saado waa halyeyeyad dhulbahantoow saado waxaan hubaa meel ay fadhido inaan bahal kugu cuneyn saado waa naag dhiig badan saad moodeen maaha balse wey yara carootey hadana waxaan leeyahay u duceeya in alle caafiyo una booga dhayo inaad meelha ku qortaan faaladan oo kale maaha ssc wey hana qaadey, kalshaaliyo aney iska leh, sheudaanka bulbulada, intii hees ay tirisey ma iloowdeen xasuusta halgankeedii dheeraa xasuusta heesha aan ka lala joogsiga lahayn saado cadow idinka hiilin meyso waxa ay sameysey waa wax caro ka keentey iyo dad si xun wax ugu sheegey ee daaya halyeeyada geesiyada dhulbahante wey ogtahay iney leedaha maamul khaatumo layiraahdo mana inkirsana balse wey dudey ee soo halaga daba tago iidaaya saado saado ina adeer allaaha ku caafiyo tolkaana dhina ka raac sidaad horey u ahayd halkaa ka sii wad halgankii sheeydaankana iska naar kaas ayaa qofk kasta wax beena tusa wax beena u sheega allaha kaa qabto xaqana allaha ku garan siiyo nooloow ina adeer cadogaada allaha jebiyo nooleey naagaha wax dheer saado soo noqo adoo nabada macaan.

By: wyroby z betonu
It is actually a nice and helpful piece of info. I am happy that you shared this helpful info with us. Please stay us up to date like this. Thanks for sharing.