Comments on: Qurbahaan Jiraa, Wallaalkay Ama Aabahay Oo Dalka Jooga Ayaa U Shageeya SNM Iyo SSDF Kana Ah Horgale, Waana Taagersanahay!!!(Maqaal+Warbixin)

By: Ing Mahdi Omar
Inadeer waad saxantahay darwiish insha’allah

Khaatumo=guul.

Laakiin had iyo goor waxan ku wareeraa markaad

qorto (yadoo) halkaad ka qori lahayd (iyadoo).

Ama(yagu) halkaad ka qorilahayd(iyagu).

Mahadaanid.

By: Didiye
Asc, Waxaan filayaa brother in suaalaha oo dhami isku si looga jawaabi doono, Nin walba iyo Gabadh walba oo ku abtirsada magaca dhulbahante ama deegaankaba aan idhaahdee oo damiir lihi jawaabtoodu waa maya.. Waxaase xusid mudan halka sirtu ka qurantay.

Horgale Dabadhilif Caadaqaate iyo waxanaynu canaasiirta u naqaan maanta marbaa jirtay qaar ka mida aad loola dhacsanaa, waliba kolayba aniga shaqsiyan, oo aan oran jiray, nin la mida ninkan oo reerka ka dhashaa Qarni ka hor baa ugu danbeeysay.     Hadaba kii wax yara qawadaaba haduu wuxuu ahaaba habaraha hoos tago magac iyo sumcad wixii jirayna saylada sidii neef adhiya boqalaal doolar siisto, bal beri maxaynu ka yeeli kuwa hada laftigeeda hogaanka inoo hayo, ileen iyaba alaahu yaclam waxay noqan hadi wax yar is weeydaartaane, mise iyana website walba ayeeynu marba page hore ku soo daabacnaa oo magacyo u bixinaa.

Anigu waxay ila tahay in at least hadal hayntooda iyo halkanay mareen iyo waxanay sameeyaan iyo magacyo loogu yeeraa macno badan iyo wax faa iido ah oo ay inoo soo hoyinaysaa jirin, ee aamusnaanta lagu ciqaabo, ciday daba ordayaan iyo heshiis ay galaanba hadii lawaayo cid ka hoos qaado danba cidlay ugu soo dhici..

By: C/laahi c/risaq sayid .
ASC waad mahadsantahay walal jawaabta su,aalahan oodhami waa maya maya, wax lagashaqeeyo maahan wax laqaato mahan wax lajecladona mahan. Dadkan hawlahaas kashaqeeya Wad lad socotan dhaqala xuma mahayso dadla ani mahayso ,waadad sikale wax udoonaya waana layaab hawshooda iyo waxa lagu qanciyex .ILAHAY HANAGA QABTO UMADA NOCASA .