Qaar ka mid ah dhismayaashii Dowladda ee degmada Taleex oo la dayactirey(Daawo Videoga)
(Allssc) Mudo laga joogo ku dhawaad 21 sano kadib ayey qaar kamid ah ururadda ka hawlgala Taleex waxa ay isku hawleen sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhismayaasha xaruumihii dowladeed ee ku yaalay Degmada Taleex ee Gobolka Sool, oo hada ah Caasimadda Maamulka Khatumo.
Ururka Khaatumo Daryeel Dalka iyo Dadka ayaa kamid ah Ururadda ugu caansan ee caasimada Khaatumo ka hawl gala kaasi oo dayactir balaadhan ka sameeyey xarunta Dowladda Hoose ee Taleex.
Halkan hoose ka daawo Videoga Taleex.
source: afbakyle
Short URL: http://allssc.com/?p=36462












