(Dhegeyso)Prof: Cabdirsaaq Juriile Oo Afkiisa Ka Qiray In A/Weli Gaas iyo Faroole Qabiil U sheegteen Kuna Qasbeen Inuu Tanaasulo Ee Uusan Isagu Iskiis U Tanaasulin.
Allssc: Prof Cabdirisaaq Juriile oo ka mid ahaa musharixiintii isu soo taagay jajgada Gudoomiyaha baarlamaanka, ayaa maanta isagoo codkii ku xidhmay ciil iyo cadho codkiisa xidhay sheegay inuu ka hadhay musharaxnimadiisii. Isagoo sababtana ku sheegay markii dadka qabiilka la sheegta (Majeerteen/Harti) oo ay hor boodayaan buu yidhi siyaasiyiin hada meesha fadhiya (Cabdiweli Gaas iyo siyaasiyiin kale (Faroole) ii soo jeediyeen inaan ka waantoobo . Sababta uu Juriile ciilka codku uga xidhmay ayaa ah kadib markii loo sheegay inuusan Majeerteen ahayn Maxamuud Saleebaana ahayn. Taasoo aad ku garan kartaan inaan Xasan Abshir lagu odhan karin ka hadh musharaxnimada.
Halkan Hoose Ka Dhagayso.
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=39057














haa haa haa war yaa tanookale arkay oo marqaati kanoqondoona alaa yaa usheega in aan somaliya qaadanayn oo loodulqaadan doonin futoole xasan abshir iyo ina weli midna ma odhan katanaasula oo utanaasula hartiga kale mar hadii hungri xumadeenii lawada arkay oo ay fashilantay somali iyo muslinba marag kanoqoy ee nin waloow madaxaaga mayrax kuxiro kolhadii qabyaalad iyo damaca iimaan xumo ee somali kala diray waagii xaqu ubaryey somaliya hanoolaato oo hakasuulo iimaan laawe caqli xuma iyo qabyaaliiste u kala eexda laba walaal oo labaduba iskumida ilaahay hafashilo mujrimiinta munaafaqiinta iyo iimaanlaawe yaasha islaanimada diiday oo kuhoosnaban shiyaadiinta iyo kufariyada noodiiday inaan walaaloowno aamiin
Joriile axmaq axmaq kale jirin, maxuu u oran waayay cabdiwali iyo faroole idinku isaga hara. Nin waliba damac buu yeeshaa Joriile damacii siyaasadeed ee uu lahaa hanjabaada majeerteen u hanjabay ayuu uga hadhan oo uu dreamkiisii kaga dhaqaaqay. Taasi waxay ku tusaysaa in majeerteen cid uu wax u ogalyahay aanay jirin hadii ay ahaan lahayd Puntland ama somalia. Laakiin waxaa wali aan layaabaa raga wali y dhaga nugul ee amarka qaadanaya. Sideedaba hadii aan waxba laguu ogoleyn oo aad awalba waxba ku haysan ma hadaad u maleyn in balanqaad laguu sameeyay laguu hirgalin dooni. Reerkani awalba wey yaqaaneen markay macaanka kaa dhuuqaan inay ku tuuraan bal aan aragno halka Joriile la dhigo…
ALI KHaliif dirac dirac dhalay iyo dhamaan reer Khaatumo waa kuwaa waraabayaashii ina soo haweysan waayay sida joriiloo kale.
A
ALI KHALIIF wuu qaadan doona jagada raiisul barlamanka dabadeed aan aragno dhabayaco meeshay marto.