Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Musharax Maxamed Saleebaan Warsame Jigixeey Oo Gaadhay Gobollada Dhexe Sidee Loogu Soo Dhaweeyay (Vedio Daawo)

Musharax maxamed saleebaan warsame jigixeey ayaa socdaal ku kala bixiyey gobollada dhexe ee dalka isagoo haatan ku sugan magaalo madaxda gobolka galduuud ee dhuusamareeb.
Mushaxan ayaa socdaalkiisa kusoo maray gobollada ay ka taliyaan ururka ahlu sunna waljameeca oo isagu uu kamid yahay.
Musharax maxamed saleebaan ayaa kasoo kicitimay dalka maraykanka isagoo sanidihii u danbeeyey loolanka siyaasada musharaxnimda ka waday qurbaha wadamada waqaaoyiga ameerika , yurb,afrika iyo asia wadamo ka mid ah.

musharax ayaa haatan ku sugan gudaha dalka isagoo soo maray wadamo dhawr ah waana aqoon leh khibrad siyaasadeed aqooneed oo uu dalka ku hogaamin karo.

 

Soo Dhawayntii Musharaxa Halkan Ka Daawo

 

 

Naaji@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=37063

Posted by on Aug 9 2012. Filed under Wararka, Youtube. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery