Maxamed Cabdulahi Farmaajo Oo Ka Warbixiyay Kulan ay Wada Qaateen Saraakiisha Amisom (Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Waxaa Saxaafada La Hadlay Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Maxamed Cadbulahi Farmajo oo isagu ka warbixiyay kulan ay habeenkii xalay wada qaateen saarakiisha u saraysa Aminsom, kulankan aya ala sheegay in uu socday 25 daqiiqo, waxa Saraakiisha iyo Farmaajo kawada hadleen sidii la isaga kaashan lahaa Dhinaca Aminga, loogana wada shaqayn lahaa sidii ay xiliga kala wareega u dhicilahaa si nabad ah.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Maxamed Wali Muqdisho
Allssc Offcie Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37205












