Mahiga Oo Ogaaday Inaan Dowlad Majeerteen iyo Raxanweyn Madaxweyne Ka Tahay Xamar Ka Shaqaynayn, Hawiyana Xanaaqay Isna Raacay Kadibna Amaro Cusub Bixiyey.

Allssc(Muqdisho): Ergeyga gaar ka ah ee u qaabilsan UN Soomaaliaya Mr. Mahiga oo ah nin dhalasho ahaan kasoo jeeda wadanka Tanzania mudana howsha Soomaaliaya kusoo jirey, hadana soo gaadhsiiyey meel ay Soomaliaya kaga bixi karto ku meelgaadh ka ah, ayaa siyaasada Soomaaliya weli aqooni ugu laabantahay, hadana saacad saacad wax u fahmaya. Mahiga ayaa markii uu ogaaday dhagarta uu ka gelayo beesha Hawiye cawaaqib xumada ay ku yeelan karto siyaasada Soomaaliya, ayaamahana digniino aan la dhayalsan karin kasoo gaadheen waxgaradka beesha Hawiye oo ugu horeeyo Madaxweyne Sh. Shariif ayaa fahmay inaan Gaas iyo Shariif Sakiin midna ka talin karin hadaan beesha Hawiye hab ay ku qanacsantahay doorasho lagu gelin.
Mahiga ayaa kooxda gacan ku rimiska ah ee u shaqeeya Faroole, Shariif Sakiin iyo Gaas oo la ogaadey inay laaluush badan qaateen jagooyina loo balan qaaday uu amar buuxa ku siiyey inay soo daayaan liiska xildhibaanada beesha Hawiye ee ay miiska hoostiisa geliyeen iyagoo looga baqay inay codka siiyaan Sh Shariif Sh Axmed. Beesha Hawiye ayaa waxaa la tusay ficil laga soo maleegay Garoowe oo nin is yidhi dabka Xamar waa kaa fogyahay maleegayo. Beesha Hawiye waxay go’aan buuxa iskula qaateen in aan maanta Majeerteen iyo Eelaay xaqdaro ugu talin Muqdisho.
Maxamed Weli Muqdisho
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=38375













Kalay miyay wax kuu sheegin kuuwaan
Websaydkaga aqrista mal inaad isaaq unacamleysan
Ama hawiye nin fhubahantaa meel ma istaaahi kari
Miyaa war ducufnimada islka dhafa liyo inaad
Qabiil hoos istaagtaan duf ku baxaa
Waa dad duloobey
ma xishoode waligaaba caytan adigu eelay adigaa ah
waxaan war bixin maaha, waxay iila egtahay nin uwaramaya niman kale oo xanuunsan. waxaan oo kale saxaafada waa kuceeb. waxaana filayaa dadka qora website-kaan inaan loo qaban karin magaca dhulbahante. haatan bal wax kaqora cidan khatumo kagoostay oo puntland ugalay.
dhulbahante iyo majeerteen waa labo qabiil walaalo ah,….bal waxaan rabaa cid ii sheegta waxa dhulbahante ka qaldan ????? oo ay ugu qaadeen cadownimadaan goor walba iyo meel walba taagan…… anigoo og in majerteen haysan dhul dhulbahante leeyahay, weliba markii dhulbahante wax ku dhacaan majeerteen gurmad la taagan yihiin weliba beesha uu ka dhashay raysalwasaaraha…………… ogow anigu majeerteen iyo dhulbahante midna ma ahi…laakiin gar waa loo islaan…………………