Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Magaalada Laascaanood Oo Looga Diyaargaroobey Ciidul-Fidriga(Daawo Videoga)

Laascaanood(Allssc) Iyadoo ay gabogabo mareyso bishii barakeysneyd ee Ramadaan ayaa waxaa la isu diyaarinayaa Ciida fidriga oo dhawaan fooda inagu soo heysa Insha allah.

Hadaba waxaa magaalda laascaanood  ee G/sool laga daremayaa u diyaargarow aad u weyn oo ka socda magaalda iyadoo ganacsiga dharka iyo cuntadu aad u socdo.

Dadweynaha Laascaanood ayaa  ku mushquulsan iibsiga dharka iyo cuntada iyadoo ganacsiga magaladu uu ku yimid hoos u dhac weyn ilaa intii ay jabhada SNMtu gacantu ku heysay.

Riix halkan hoose oo daawo.

http://allssc.com/37466-2/

 

 

Allssc@allssc.com

Info@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=37460

Posted by on Aug 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery