Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo Mahiga Si Wadajir ah U Qabtay Shir Saxaafadeed Iyaga Oo U Digay In Lafaragashto Xulista Xildhibaanada Ay Wadan Madax Dhaqameedka 135 ka ah (Daawo Maqal Muuqaal).

Muqdisho(Allssc): Waxaa maanta siw adajira Shir Saxaafadeed u qabtay Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qabilsan Arimaha Somalia Mahiga, waxaan Shirsaxaafadeedka ay ku sheegeen in aan Siyaasiyiintu aysan faragashan karin Xulista Barlamanka Somalia ay wadan Madax Dhaqameedka somaliyeed ee ka kooban 135 ka waaxana ay cayimeen Shaqada iyow axa ay u xilsaran yihin Gudiga Farsamada ee ku hawlan qabashada Xildhibaanada.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Maxamed Wali Muqdisho

Allssc Office Muqdisho Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=37860

Posted by on Aug 17 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery