Madaxweynaha Mamaulka Galmudug Dr. Maxamed Cilmi Timo Kalajeex Oo Si Aad U Diiran Loogusoo Dhoweeyey Magaalada Galinsoor (Daawo Maqal Muuqaal).
Gaalkacyo(Allssc): Madaxweynaah Cusub ee Maamulka Galmudug Dr.Maxamed Cilmi Timo Kalajeex iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Galinsoor . Wafyiga madaxweyaha oo ay ku wahelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Mamaulka Galmudug ,Gudoomiyaha Golaha Barlamanka Mamaulka Galmudug, Xildhibaano,Saraakiil Sarsare oo ka mida Maamulka Galmudug ayaa waxa lagusoo dhoweeyay Gacma furan.
Halkan Hoose Ka Daawo Soo Dhoweyntii
Wariye Subxaanyo
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=36890












