Comments on: Madaxii Laanta Afsomaliga ee BBCda oo iscasiley waa maxay sababtu?(Daawo Videoga)

By: abdirahman-laaso
Maxaa Kahortaagnaa intii hore,? Markii uu dabka shidayey ee hadba qawlaysatada soomaaliya kasoo baxda taageerayey, isku dirka,nin jeclaysiga iyo qabyaalaystanimadda waa waxyaabo kamid ah waxa lagu xasuusan doono. Soo dhisitaankii khaatumo, wuxuu kaalin muuqata kasiiyey BBC-da Jabhadda Somali Nacaybku Daashatay, Wuxuu bedelay Magacii Jabhaddaas, Wuxuuna lameeqaam dhigaa Somaliyadda Guud, Wuxuu ugu yeedhaa Dowlad iyo Jamhuuriyad aan la aqoon meel ay kutaal. Shirarkii London iyo istanbul wuxuu olole ugalay in halkaa somaliland bal aqoonsi kahesho, Taas daliilkeed qodobadan eeg: 1.Devid Cameron wuxuu weydiiyey suaal umuuqanaysay Cod Raadis aqoonsi bal in mar uun yidhaahdo wax s/land kafarxiya. 2. Wuxuu BBC kasheegay BEENTII UWEYNAYD abid taasoo ahayd in SIILAANYO Khudbad shirkii london kajeediyey. 3. Doodaha Jimcaha waxaan taageeradda s/land lagama doodo. 4. Kii istanbul wasiirul Khaarajiyaha UK ayuu isla suaal wadahadaladda kusaabsan uxaglinaysa layimi. 5. Codka Khaatumo Doodaha kuma casuumo. Waxaan somaliland iyo somalia oo siman ahayna masiidaayaan. Heer uugaadhay in warbixin walba oo khaatumo kusaabsan oo daba dhigo in somaliland kahortimi maamulkaa,waa si uu umuujiyo in dhulkaa S.land leedahay. Waxaa kufogaatay KHAATUMO Nacayb . Qofka umadda codka gudbintiisa ugu Caddaalad samayn waayey umalayn maayo in uu umad wax utarayo. Markaa Dagaal Ooge Yusuf cumar Safiir beenaad jabhadda SNM Haweydiisto  sida Sxbkiis kahoreeyey.