Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Maamulka Galmudug Oo U Burburaya Faragalinta Faroole (Daawo Madaxwyenaha Xaqa ah Ee Maamulka Galmudug Dr. Maxamed Cilmi Timo-Kalajeex).

Gaalkacyo(Allssc): Waxaa dhwoaan doorasho madax banaan oo xor ah isagu yimi Golaha Barlamanka Maamulka Galmudug waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Barlamanka iyo  Gudiga Doorashada halkaas oo cod gacan taag ah lagu doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug. Waxaase arintaa toos u soo faragaliyay Mamaulka Garoowe oo isago eeganaya danihiisa gaarka ah waxa uu markiiba abaabulahy xaflad Nin la doortay lagu dooranayay waxana halkaas lagu magacaabay Cabdi qaybdiid oo hore u ahaa Qabqablayaashi dagaal Dalka Somaliya somaray aadna looga yaqaan Konfurta Somalia tacadiyo badana u gaystay umada Reer Koonfureed isaga oo  hada lagu tuhmayo Dilkii Gen Cayciic iyo Masuuliyiin kale oo badan.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Madaxweynaha Cusub Ee Mamaulka Galmudug Dr. Maxamed Ilmi Timakala-Jeex

 

Halkan Ka Daawo

Maxamed Maxamuud Xashi

Allssc Garoowe Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=36728

Posted by on Aug 6 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery