Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Kulan Ay Isugu imadeen Haweenka Khaatumo Ee dalka Sweden Oo ka Dhacay Stokhhom(dhagayso)

Kulan ay yasheen Qaar kamid ah gabdhaha Reer khaatumo ee ku Dhaqan dalka Sweden ayey Kaga Hadleen,sida Qaar kamid ah beelaha waqooyi Tacdiyada Ugu geystaan ddaka Kunool gobolada Sool Iyo Sanaag.

Kulan kani Oo Ahaa mid aykaga Doodayeen Sida Ay u Horu marin Lahyeen Isku xidhka Haweenka Degaanada khaatumo ayaa waxa Uu ak dhacay magaalada Stokhhom Ee dalka sweden,iyadoona Kulan kani Ay ka Soo Qeyb Galeen Haweenka jaaliyada Soomalida dalkaasi.

Cadr Ismaciil oo ka Mid ah haweenka Soo qaaban qabiyey ayaa waxay Warbaahinta Uga Warbixisay Sida kulan kaasi Uu u dhacay iyo wax yaabaha loga Hadlay,iyadoona sheegtay inay Ka Soo qeyb Galeen Kulan Dood Cilmiyeedka ah Haweenka Khaatumo.

Halkani ka Dhagayso Barnaamuj Gaara Arimahaaso Ku saab san

Short URL: http://allssc.com/?p=36631

Posted by on Aug 5 2012. Filed under Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery