Kooxda Qaran Doon Oo Soo Saartay HeesTilmaamaysa Faroole (Video)
Kooxda qarandoon oo soo bandhigtay hees aad u qiimo badan oo la magac baxday badal badal kur siga inlayn boqortooyo maahee
heestan oo lowgu talo galay c/raxmaan faroole iyo xukunkiisa qaloocan ee hagar daamadu ku dheehaan tahay
Halkan Hoose Ka Daawo
mukhtaar muuse
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37834












