Jaaliyada Galmudug Ee East Africa Oo Kulan Taageero Iyo Soo Dhoweyn ah U Samaysay Madaxweynaha Galmudug Maxamuud Cabdi Cilmi “Timo Kalajeex” (Daawo Maqal Muuqaal).
Nairobi(Allssc): Madaxweynaha Maamulka galmudug Maxamuud Cabdi cilmi Timakaleej oo dhowanahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee casimada Dalka Kenya ayaa waxaa kulan soo dhoweyn iyo taagero u sameeyay Jaaliyada Galmudug ee Dagan Dalka Kenya. kulanka oo ay ka soo qayb galan Bulshada Qaybaheeda kala duwan ayaa waxa uu u dhacay sidatan.
Halkan Hoose Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37921












