Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Iran Oo Sheegtay In Dhimashada Dhulgariiradii Ku Dhuftay Dalkaasi, Ay Korortay Dhimashadu Mareysana 306 Qof (Daawo Sidii Uu Dhacay Dhulgariirkaas “Maqal Muuqaal”).

Tehran(Allssc): Wasiirka caafimaadka ee wadanka Iiraan Marzieh Vahid-Dastjerd ayaa sheegay in dadka ku dhintay laba dhul gariir oo ka dhacay wadankaasi ay gaareen 306 ruux halka dhaawacyaduna ay caga cageynayaan 3037 qof.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Dhulgariirka koowaad oo ka dhacay deegaanka Ahar oo ku dhow Magaala madaxda Gobolka azarbajaan ee Tabriz kaasoo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.4 kaasoo saameeyey 60 KM oo isku weer ah.11 daqiiqo kadib ayaa waxa dhacay dhul gariir kale oo isna gilgilay waqooyiga magaalada Tabriz kaasoo isna waxyeeleeyay deegaano badan oo ku dhawaa Magaaladaasi.Waxaana wali socda gurmadka ay sameynayaan ciidamada wadanka Iiraan waxaana deegaanadaasi loo daad gureeyay shaqaalo fara badan oo ay kamid yihiin shaqaalaha caafimaadka si ay ugu gurmadaan dadka ku dhaawacmay dhibaatadaasi.

Halkan Ka Daawo

Halkan Ka Daawo Qayb Kale
Beesha caalamka ayaa Iiraan uga tacsiyeesay musiibadaasi waxaana ka mid ah wadamada Iiraan u muujiyey sida ay ula qeybsanayaan murugada ku habsatay shacabka iyo dowlada Iiraan dalka Mareykanaka oo ay Iiraan kala dhexeyso cadaawad qoto dheer.
Allssc News Desk/Online
Osman Cabdalla
Iran

Short URL: http://allssc.com/?p=37481

Posted by on Aug 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery