Horgale Axmed Cabdi Xaabsade Oo Xubno Usoo Direy Magaalada Kalabeydh Si Ay U Qaban Qaabiyaan Shirka Ka Dhici Doona 1da Bisha 9aad Magaaladaasi.(Dhageyso)
Buuhoodle(Allssc): Horgale Axmed Cabdi Xaabsade ayaa shir ka qaban qaabinaya magaalada Kalabeydh yadoo uu ugu horeyba magaaladaasi u soo direy xubnihii qaban qaabin lahaa shirkaasi.
Khader Saleebaan Sancad oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee qusuusida hogaankii badbaada iyo dib u xoreynta loogu tala galey ee SSC oo hada ku sugan magaalada Kalabeydh ayaa wareysi siiyey Idaacada Radiossc Codka Shacabka Khaatumo.
Sidoo kalena sheegay shirkan ay wadaan in uu ka dhaco 1da bisha 9aad ee sanad shir uu hogaaminayo Horgale Axmed Cabdi Xaabsade oo markaasi uu doonayo in uu fur fur ka dhex abuuro shacabka isku mid ka ah ee ku dhaqan deegaankaasi ee maamulka Khaatumo State.
Khadar ayaa ka war bixiyey shirkan uu xubnaha usoo direy Horgale Axmed Cabdi Xaabsade oo uu markaasi doonayo in uu fur fur ka dhax abuuro bulshada isku midka ah ee maamulka Khaatumo State isla markaana doonayo in uu meel uga dhaco sharafka shacabka ku dhaqan magaalada Kalabeydh.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0014154491111
Buuhoodle G/Cayn.
Short URL: http://allssc.com/?p=37787













WAXAAN DHAMAAN SHACAB IYO DAWLADBA UGU BAAQAYAA IN AAN WAX SUUROGALA AHAYN IN MAANTA KALABAYDH IYO CARO KHAATUMOSTD AY KUSHIRAAN DAD U OLOLEYEEYE SNM OO LAAYEY DADKAYAGII KANA QAXIYEY DHULKOODII IYO GURYAHOODII ANIGOO AH NIN KASOOJEEDA DEEGAANKA KALABAYDH EE KHAATUOSTD WAXAAN KUBAAQAYAA IN HADUU JIRO SHIRKAAS OO UU WADO HORBOODE SNM IYO ISAAQ IN UU XAARAAN MAQDACA YAHAY OO UU DHABARJEBIN KUYAHAY DADKA IYO DALKABA WAANA IN LAYS HORTAAGAA OO AY BEESHAYDU MAWQIFCAD LAYSKATAAGAA OO WAA IN SIDA UGU DHAQSAHA BADAN LOO CANBAAREEYAA XAARAANTA XAARAANTU DABADA KARIIXAYSO OO TOLKOOD IYO DHULKOODA KUSOOHOGAAMIYEY DHIIGYACABO ILAMA GUMEEDA OO NECEB DHALASHADAYDA IYO JIRITAANKA BULSHO WAYNTA KHAATUMOSTD
Dhaman dadka rer kalabaydh waxan ka codsanaya inay iska jiran dabinka xaabsade u udhigayo dadk rer khatumo una ushaqaynayo dano rera lamida waxan leyahay ninka ila dawladi maxamed siyad waxa loo soo adeeg san jirey dadka rer khatumo waxan dimin daamayn ahayna ma wado run ahantina dadka rer khatumo way ka dhereg san yihin xabsade xaabsade wuxu u so shaqeyey mamulo u wa kilo uga ahaa bulshada rerkhatumo schoolna umusan dhisin muxu ugu filanyahay dadka malinta u isyirahdo manta ayaa jebki is dhimay ayu so adaa si ugu dewersado ma aqbali dono waxa la wado
sey ku dhici kartaa in kalbeydh uu xaabsade soo haweysto meede guuta kowaad <<waa in guuta koowad dhagax iyo qoryo ay dabka geliyeen oo holcaya kal hor gataan oo gubaan kuwa la soo dirayo, hadii shacabku diido cidna ma imaan karto kalbeydh marka shacabka khaatumo ha ka dhiidhiyeen cadawga iyo wax ma tare xaabsade<<mida kale ha loo sameeyo tuulo kastaa 10 wiil oo hubeysan oo horgalaasha ka ilaaliya iney soo galaan degaanka oo horgalahii yimaada madax ka tookta hilibkiisan kariya
viv khaatumo state of somalia
sck waxan leyay dhunihante xabad xabad idinko usocda ayaydun iman ha iswalina
meshan laguma kalatagaye hais walina waxan leyay war runta halonoqdo
waxan leyay s/land hanolato idina tana idin dana od ka shahaynaysan haiswaline arinka dejiya