Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Gudoomiyihii Hore Ee Somalia Shariif Xasan “Sikiin” Aniga Dugsi Hoose Lee Aqoontayda Ku Egtahay “Madaxweyna Inaan Naqdana Waas Rabaa” (Daawo Maqal Muuqaa).

Muqdisho(Allssc): Waliw axaa bulshada Somaliyeed is weydiinayaan Sidee Qof aan School hoose dhamaysan u hayay Xilalka ugu sareeya Dalka somalia mudooyin Sanawaad ah. Wali waxaan aysan dadku ka qancin Qof u baahan isaga in la hagoo side dadka ama Bulsho dhon u oron karaa waaan idin hagayaa. Waxaa Bulshada Calamka iyo Aqoonyahanak  Somaliyeed tilmaamaan in Mushkilaadka Somaliya uu kow kayahay Askari Xukun doon ah iyo Jaahil Jaga doon ah. midaas ayaa Somaliya god dheer ku tuurtay.

Waxana ahdaba akhristow idiinsoo gudbinaynaa Gudoomiyihii hore ee Somalia oo aad garanaysaan Shiriif Sakiin oo mudo had aku fadhiyay Xilka Gudoomiye nimo ee Golaha Barlamanka oo qiranaya in Aqoontiisa  ay ku egtahay School Hoose hadana u xayd xaydanaya inuu noqdo ama hantiyo  Hogaanka ugu sareeya  Dalka Somalia shalayna isu sharaxay Madaxweyne nimo.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Maxamed Wali Muqdisho

Allssc Office Muqdisho Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allss.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=37418

Posted by on Aug 13 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery