Gudoomiyaha Gudiga Khilaafaadka Golaha Dhaqanka Somaliyeed Garaad Jamac Garaad Cali Ayaa kadigay in Golaha Sare Ee Barlamanka Lagu Saleeyo 18 Gobol Midaas Oo Sababi Karta In La Iskudilo Gacankuhaynta Gobolada Dalka (Dhagayso Maqal).
Muqdisho(Allssc): Gudoomiyaha Gudiga Khilaafaadka Golaha Dhaqanka Somaliyeed Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac ayaa ka digay in Golaha Sare ee Barlamanka oo la siyaasadeeyo uu keeni karo dhibaato hor leh oo Somaliyi marlabaa dColaad ka dhex abuura. Golaha Sare ee dhaqanka aya waxa siyaasadaynaya Saxiixayaasha 6 ah kuwaas oo donaya inay ku sadbuursadaan.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Maxamed Wali Muqdisho
Allssc Office Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37334












