Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Somalia Prof Jawaari Oo ka Codsaday Xildhibaannada In ay Si Daacad ah ula Shaqeeyaan

Guddoomiyaha Baarlamaanka  Prof. Maxamad Sh.  Cusmaan Jawaari ayaa ka codsaday xildhibaannada in ay si daacad ah ugala shaqeeyaan howlaha kala duwan ee Baarlamaanka,  isagoo sidoo kalana sheegay in ay ka shaqeeyaan sidii loo yareeyn lahaa  dhibaatada Burcad badeedda iyo qaxootinimada.

Prof. Jawaari oo la hadlayay mudanayaasha Barlamanka ayaa sheegay in toban sano kadib uu dalku noqondoon waddan Dimuquraadi ah oo caalamku uu aqsoonyahay sida uu maanta yahayna ka horamarsan, isagoo intaa kudaray in haddii si waddaniyad leh loo shaqeeyo la gaari doono horumar iyo sawir qaran oo aad u wanaagsan.

Sidoo kale guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka ayaa ku guubaabiyay mudanayaasha in ay meel iska dhigaan wax kasta oo ka soo horjeeda danaha dadka iyo dalka Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqay xildhibaannada in ay markan u soo jeestaan sidii loo horumarin lahaa dalkeenna, isla markaana dhibaatada looga saari lahaa dadka Soomaaliyee

mukhtaar@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=39509

Posted by on Aug 31 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery