Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dhegeyso Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Ka Hadalaya Su’aalo Iyo Jawaabo Dhexmaray Isaga Iyo Mahiiga

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah isimada Khaatumo State ee loo igmaday inay soo xulaan xubnaha Khaatumo State uga midnoqonaya baarlamaanka dowlada Soomaaliyeed ee lagu wado dhwaaan in lagu yagleelo magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa ka war bixiyey wadahadal su’aalo iyo jawaabo ah oo dhex maray isaga iyo ergeyga u qaabilsan Qaramada midoobey Soomaaliya ee la yiraahdo Mahiga oo in dhowaalba ku dhex milmay siyaasiyiinta sida guracan ku raadinaya inay ku bililiqaysataan xubnaha beesha Dhulbahante. Mahiga oo ka shalaayey erayo horay uga soo yeedhay oo aqqon la’aan iyo fudayd u geeyay ayaa su’aalo kafool kafool ah uu weydiiyey Garaad Jaamac Garaad Ismaacii.

Halkan hoose ka dhegeyso Garaad Jaamc Garaad Ismaaciil Oo wareysi siiyey Raadiyo Khaatumo kana warbixinaya wixii dhexmaray madax dhaqameedka Khaatumo State iyo Mahiiga.

Allssc@allssc.com
Halkan Ka Dhegeyso Waraysiga

Short URL: http://allssc.com/?p=37886

Posted by on Aug 18 2012. Filed under Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery